Idiris Abdi

Idiris Abdi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Idiris Abdi, Health/Beauty, Mogadishu.

15/03/2026

Haddii Koonfur Galbeed meesha ka baxdo, waxaa markaas isu soo haraya oo keliya ilmo Hiraab oo nadiif ah.

08/03/2026

DAGDAG:- Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in xilka laga qaadayo Taliyaha Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport ee magaalada Muqdisho.

Ilo wareedyo ayaa sidoo kale xaqiijinaya in xilkaas dib loogu magacaabi doono Taliyihii h**e ee Garoonka, G/Sarre Cabdifataax Bashiir Cali Mire, kaas oo xilka laga qaaday bishii November 2024

Isbeddelkan ayaa ka yimid Dhanka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud.

Wabillaahi Towfiiq.

07/03/2026

Trump oo salaamaya naxashyo lagu dahaaray calanka Mareykanka oo ay ku jiraan maydka askarta Maraykanka ee lagu dilay dagaalka Iran.

Wabillaahi Towfiiq.

16/02/2026

DAG DAG:-Dalkeennu markii ugu h**eysay 50 sano ka badan ku fariistay id kamid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC 2025-2026). Waxaana suurtagaliyay arrintaas dadaalkii aan kala harka lahayn ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u gashay dib usoo celinta maqaamka diblumaasiyadeed ee dalka, waanna ku guuleysanay.

Dadkeenna iyo Dawladdeennuna si aan gabbasho lahayn, ayay ugu istaageen iska-difaaca weerarkii qaawanaa ee ay Isra’il kuso qaadday madax-banaanideenna iyo Midnimada Qarankeenna.

Bishaan hadda aynu ku jirno ee Feberaayo 2026, waxaa dalkeena usoo hoyatay guul kale oo taariikhi ah, kadib markii aan dadaal, ka go’naansho iyo mudnaansiin lanimid taas oo inoo sahashay inaan ku guuleysano kursi kale oo muhiim u ah difaaca danaha Qarankeena, kaas oo ah kursiga Golaha Midowga Afrika ee Nabadda & Amniga (AUPSC 2026-2028).

Waxaan halkan uga mahad-celinayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee nagala qayb qaatay arintaas ka miro-dhalinteeda.

Wabillaahi Towfiiq

Photos from Idiris Abdi's post 13/02/2026

DAG DAG:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa kala qeyb galaya Hoggaamiyeyaasha Afrika Meertada 39-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika, isagoo xoojinaya dadaallada diblumaasiyadeed ee ku aaddan difaaca midnimada iyo wadajirka Qaranka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceedyo la yeelan doonaa madaxda gobolka iyo kuwa Afrika ee Shirka ka qeyb-galaya, isagoo ku bogaadinaya, kuna adkaynaya mowqifka taariikhiga ah ee ay ka istaageen xadgudubka sharci darrada ah ee Israa'iil ay kula kacday midnimada Soomaaliya, ugana mahadcelinaya taageerida xubinnimada dalkeenna ee Golaha Ammaanka iyo Nabadda Afrika.

Wabillaahi Towfiiq.

13/02/2026
12/02/2026

DAG DAG:-Waa Ra'iisal wasaare H**e Mohamed Hussein Rooble iyo Madaxweyne h**e Sheekh Shariif oo caawa kala wareega la yiri mar ay rabeen wax yar kahor iney Saciid Deni iyo Madoobe la soo casheeyaan.

Wabillaahi Towfiiq.

Photos from Idiris Abdi's post 10/02/2026

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda dowladda Aljeeriya, Mudane Lotfi Boudjemaa, ayaa magaalada Algiers ee dalka Aljeeriya ku kala saxiixday Heshiis ku saleysan xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashi taariikhi ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya, wuxuuna diiradda saarayaa is-dhaafsiga khibradaha iyo waayo-aragnimada ku saabsan dib-u-habeynta iyo tayeynta nidaamka caddaaladda iyo hay’adaha garsoorka.

Wabillaahi Towfiiq.

10/02/2026

Deg Deg:-Xok sir ah oo sarakiil garoonka jookto aan kaxiganay waxaa la isku heestaa Boorsooyinkii Axmed Madoobe waa la baaraa iyo la baari maayo ayaana la isku hayaa.

Wabillaahi Towfiiq.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

http://www.ptt.so/

Address

Mogadishu