HorMed
Providing trusted online medical consultations with international doctors (India, Turkey, Egypt, Malaysia).
We also support medical travel guidance & healthcare solutions.
Haddi aad baxayso Safar Caafimaad Waxa ka Caawinaynaa Inaa ku Siino maclumaad dhamaystiran ka hor bixitaankaga sida,
1: Nooca Dawayntada, 2:Qarashaka kugu bixi kara 3: Mudada joogitanka. Wadamada aad ka heli karto Adeegan waxa kamida
Nagala So xiriir
π Address: Waaberi Mall, Maka Al-Mukarrama Road, Mogadishu, Somalia
π Tel: 61 3502447
π§ Email: [email protected]
π Website: www.hornglobalsolution.com
π©Ί Ma U Baahan Tahay Dhakhtar Dibadda?
Adigoo Dalkaaga Jooga Ayaan Kugu Xireynaa Dhakhtarkaaga.
β Fududeeyaha Isku Xirka Bukaanka iyo Dhakhaatiirta Caalamka.
π© Nala soo xiriir maanta si aan u daboolno baahiyahaaga caafimaad
π Cinwaan: Waaberi Mall, Shaqalaha, Wadada Maka Al-Mukarrama, Muqdisho, Soomaaliya
π Tel: 61 3502447
π§ Email: [email protected]
π Website: www.hornglobalsolution.com
28/06/2026
π€ Horn Global Solution & Royal Hospital
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay kulankii wax-ku-oolka ahaa ee aan la yeelanay Royal Hospital, kaas oo lagu xoojiyay himilada wadajirka ah ee horumarinta adeegyada caafimaadka iyo sare u qaadidda daryeelka bulshada Soomaaliyeed.
Kulankani wuxuu astaan u yahay bilowga iskaashi istaraatiiji ah oo ku dhisan kalsooni, hufnaan, iyo aragti mideysan, si loo abuuro fursado cusub oo kor loogu qaadayo tayada adeegyada caafimaadka, loona fududeeyo helitaanka daryeel caafimaad oo casri ah.
Waxaan rajaynaynaa wada-shaqayn miro-dhal ah oo wax weyn ka tari doonta caafimaadka iyo fayo-qabka shacabka Soomaaliyeed.
HornMed waxay kuu fududaynaysaa Online Consultation, si aad ula xiriirto dhakhaatiirtaada adigoo jooga Soomaaliya.
π Ballan qabso maanta
π Daryeel caafimaad oo caalami ah
π» La-talin online ah oo fudud
26/05/2026
π Eid Al-Adha Mubarak from HornGlobal Solution π
May this blessed Eid bring peace, happiness, good health, and prosperity to you and your family.
Thank you for your continued trust and support. We remain committed to providing professional and reliable solutions through # HorMed and HornTrade
β¨ Wishing you a joyful and blessed Eid!
HornMed Medical Coordination β La-talin Caafimaad oo Toos ah ( ) β
Hubi inaad u baahan tahay safar caafimaad iyo in kale ka hor bixitaankaaga.
26/04/2026
Category
Website
Address
Mogadishu
00252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 10:00 - 15:00 |