Caafimaad.com

Caafimaad.com

Share

kuzo dhawow gacmo furan
welcome open hand's https://wa.me/message/RKOAQ7IEIKQSP1

23/10/2022

Maka cabaneysaa:
1:Finanka
2:Haaraha
3:Nabraha
4:Saliida wejiga
4:Awooda jirka oo yaraatey
5:Alerjiga ama Xasaasiyad
Waxaan kuu heynaa daawo ku haboon oo dabiici ah taasoo kaa ciribtireysa
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp https://wa.me/+252619623636
☎️TELL 0684545510
☎️Call 061-9623636

01/10/2022

1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futadaraaxo-daro. 👇
https://wa.me/message/VB3ANYUFWXM3G1
Wall siad iskaga daweyso laso xiriir)
☎️061-9623636
☎️061-9623636
☎️061-9623636

13/09/2022

Dad badan waxay ka niyad jabsan yihiin waddooyinka loo maro iscaateynta, gaar ahaan gubitaanka culusta, maadaama ay u maleeyaan inay aad u adag tahay.

Qormooyin badan oo arrintan laga sameeyay marka aad aqrisato way kula noqoneysaa in aan loo bareeri karin talooyinka lagu siiyo.

Mid ka mid ah qaababka ugu muhiimsan uguna saameynta badan ee lagu taliyo waa jimicsiyada noocyayada kala duwan, balse ma sahlana inuu qof howshaas adag joogteeyo.

Haddaba ka warran haddii aad hesho hab adigoo hurdaya ay calooshaada xeyrta uga gubaneyso ama jirkaaga uu hilibka uga yaraanayo?

Khubaro seynisyahanno ah ayaa sameeyay liiska cabitaanno baruurta guba haddii la cabo marka lasii seexanayo.

Si ad uhesho talo iyo dawo kuhaboon laxiriir Dr:ka
👇⁉️❓🧠🧠🧠🧠🧠🧠🧠?

WA.me/+252619623636

01/09/2022


Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, (firmo gar ah 👀)👇
👇👇👇👇
https://wa.me/+252619623636

Photos from Caafimaad.com's post 30/07/2022

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp.
👇✅💻Dr ❓⁉️
WA.me/+252619623636

28/07/2022

Waa Maxay Fatty Liver?
Beerka oo xeyr fuusho waxaa loo yaqaanaa "Fatty Liver" ama "Steatosis", macnaheedu tahay in beerka ay ku dul abuuranto xeyr taasoo dabiici ah.
Haddii xeyrta beerka fuusho ay ka badan tahay 5 illaa 10 boqolkiiba culeyska beerka, markaas ayaa la dhahaa qofkaan wuxuu qabaa "Beer Xeyroobis".
Beer xeyroobidda waa xaalad sahlan, beerkane caadi ayuu ku laaban karaa iyadoo aanan daawo la qaadan, wax dhib joogto ahne ma u geysato beerka shaqadisa.
Beerka waa xubinta labaad ee jirka ugu weyn, shaqadiisane waa mid aad muhiim u ah wax kasto oo aan cunno beerka ayey maraan markii la dheefshiido oo dhigga lagu daro, si looga saaro wixii sun ah.
Haddii xeyr badan ay fuusho beerka waxaa dhici karto inay saameyso shaqadaas oo cadaadis saarto qaar ka mid ah unugyada beerka, taasina waxay keeni kartaa in unugyadaas dhintaan oo ay haar yeesho beerka kadibna qolfoofo taaso loo yaqaanno "Cirrhosis".
Beer xeyroobista waa xaalad aad u badan, badanaana qofka wax calaamado ama xanuun ah ma dareemo, markii la saaro Ultrasound-ka ayaa lagu arkaa, halkaas ayayna su'aasha badanaa ka dhalataa maadaama dadka aysan aqoon u lahayn xaaladaan.
Badanaa beer xeyroobista waxaa la arkaa da'da u dhaxaysa 50 illaa 60 sano.
Beer xeyroobista ay keenaan cudurrada iyo cabidda khamriga way ka dhib badan tahay noocaan sahlan oo aan ka soo hadalnay.

Waa Maxay Claamadaha lagu garto Fatty Liver?
Badanaa beer xeyroobista ma lahan calaamado, si k**a' ah ayaa lagu ogaadaa, dadka qaar waxay dareemaan daal iyo caloo xanuun dhinaca beerka ah, beerka wax yar wuu barari karaa taasoo takhtarka markuu ku weysiitaynaayo uu dareemi karo.
Hadduu beerka dhaawac gaaro, waxaa la dareemi karaa cunno xumo, miisaanka oo dhaco, iyo caajis iyo daal siyaado ah.
Xanuunka beer xeyroobista ugu caansan waxaa keeno khamri cabidda, waxaa kaloo keeni karo daawooyinka qaar, iyo xanuuno kalaba.
Badanaa takhaatiirta ma sheegi karaan waxa beer xeyroobista u keenay qofka, haduu uusan khamri cab ahayn, laakiin waxaa la arkay inuu u badan yahay dadka cayilan, dadka qabo dufan dhiigga "cholestarol" iyo cudurka sonkorowga nooca labaad.

Yaa halis ugu jiro xanuunka Fatty liver?
1- Dadka khamriga caba
2- Daawooyinka la badsado sida paracetamol-ka oo kale
3- Sonkorowga nooca labaad.
4- Uurka
5- Kolestaroolka and dufan dhiigga.
6- Nafaqo darrada
7- Xanuunada la xiriiro farsamaynta xeyrka jirka.

Sidee lagu ogaan karaa xanuunka Fatty liver?
Waxaa lagu arkaa badanaa Ultrasoundka la saaro caloosha, kadibne waxaa la fiiriyaa dhiigga beerka si loo ogaado shaqadiisa, kadib haddii laga shakiyo beerka inuu dhaawac gaaray cad ayaa laga qaadaa si loo ogaado xanuun hadduu keenay beer xeyroobista khaasatan haduu beerka safiican u shaqaynaynin.

Sidee loo daaweeyaa xanuunka Fatty liver?
Hadduu qofka qabo xanuun keenay beer xeyroobista waa in laga daaweeyaa sida dufan dhiigga oo kale, waa in khamri cabista uu joojiyaa, waain miisaanka la dhimo waa in sonkorta la kontaroolo haddii macaan uu jiro.
Haddii aysan xanuun kuu keenin ama aadan cabin khamri, welwelka iska yarey, wax halis ah kuma jirtid, cunto caafimaad leh cun, miisaankaagane ku dadaal.


+252619623636

12/07/2022

.


Baruurta caloosha ama waxa loo yaqaan waa xaalad taasoo ah in caloosha ka buuxsanto xad dhaaf ah xaaladaan waxay sii xoogan xariir la leedahay ama waxa ay sababtaa cudurada ku dhaco wadnaha neerfayaasha iyo cudurada ku dhaco xididada dhiiga.

Guud ahaan baruurta jirka ku jirto waxaa loo qeebiyaa 3 qaybood oo kale ah.

1-triglycrides waa nooc baruurta ka mid ah waxayna la socotaa dhiiga.

2-subcutaneous fat tan waa baruurta ka hooseso maqaarka

3-vesiceral fat waa mida ugu halista badan baruurta noocaan ah waxaa laga helaa muraqaha caloosha hoosteda waxay ku dahaaran yihiin xubnaha caloosha gudaheeda ku jiro.

Baruurta noocaan ah ee ku dahaaranto xubnha caloosha ku jiro waa ay ka halis badan tahay noocyada kale ee baruurta.

Baruurta badan waxay horseedaa cuduro badan waxayna siyaadisa qatarta ah in oo kugu dhaco cuduradaan hoos ku qoran sida.

1- cudurada ku dhaco wadnaha.

2- dhiig karka.

3-cudurada xididada maskaxda ku dhaco ee loo yaqaan .

4- cudurka macaanka.

5-neefta





Maxaa sababo baruurta caloosha.

1-cunada sokorta ku badan tahay waxay sababta baruurta cunooyinkaas waxaa ka mid ah.doolshada ninaca iyo cawitaanada macaan cunooyinkaan waxay siyaadiyaan baruurta sido kale waxay yareyaan awooda qofka ku burburin lahaa baruurta.

2-isticmaalka badan isticmaalka qamriga badan waxay siyaadisaa baruurta waxayna sababtaa cudurada beerka ku dhaco iyo caabuqyada.

3- jimicsi la'aanta.

Jirka bini aadamka xadi loga tala galay in oo burburiyo ayaa jirto hadii aad xadigaas cunada ah aad ka badiso waxaa loo baahan yahay jimicsi dheeraad ah si loo burburiyo cunada.

4- wal walka badan.

Hormonka loo yaqaan jirka waxa oo ka caawiyaa in walwalka ka yareeyo sido kale hormonkaas waxa oo sababaa in jirka baruur ku sameesanto.

5-sido kale baruurta caloosha waxaa sababo ama xariir la leedahay in aad waalidka dhaxasho .

6- hurdo la' aanta
daraasado badan la sameeyay waxaa la arkay dhafarka badan. In oo sababo baruurta caloosha ku sameesanto.

7-isticmaalka sigaarka waxaa ka dhalato in baruur ku sameesanto caloosha..






+252619623636

Share dheh walaal

Riix linkga si aad uhesho dalabkaga macmiil.

Photos from Caafimaad.com's post 27/06/2022

loo is ticmalo nasaha dhacay ama yaradey kusoo dhawaada macamiil

ku helikaraa?


+252619623636

http://wa.me/+252619623636

Photos from Caafimaad.com's post 25/06/2022

Waa finan doobka xal bana loo helay.


+252619623636

21/06/2022

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAN MACMISHENA SHARAFTALEH EE KUNOL MUQDISHO WAXAN QABAN DONA SIMENAR CAFIMAD OO ADD KUHELI DONTAN ADEGYO CAFIMAD OO DHAMAYSTIRAN
WAXAN MARTI KUAH DHAQATIR CALAMI AH OO QIBRADLEH
GOOBTA TALEX TIENS HOSPITAL 🏥
⌚8:30 SUBAXNIMO
MALAINTA:ARBACADA 22/62022


+252619623636

21/06/2022

CAAFIMAAD.COM waxey kugu sodhoweyneysaa dhaqtarka Daaweynta Cudurada Ragga waxaa uu kaa Daaweynayaa insha allah
Cudurada Ragga iyo Dhalmo la'aanta .

Daaweynta hami yarida ragga
Daweynta Xoojinta raganimada.
Daaweynta dhalmo la'aanta ragga
Kor u qaadida shahwada ragga
Daaweynta infectionka ragga.
Daaweynta Baabasiirka
Daaweynta Calool istaaga.

Daaweynta xaniinyo bararkDaaweynta la'aantam.
Daaweynta biyo baxa dagdaga ah

Isbitalka waxaa uu ku yaalaa lamiyaraha soobe
Wixii maclumad ah nagala so xariir
+252619623636

20/06/2022

inta badan waxay ka dhalataa marka yimaado inta badan ka dhasho loo yaqaan iyo marar ah bararka waxaa sababo noocyo kala duban oo ka mid ah.

qanjirada jirka waxa ay door muhiim ah ka jirka iskaga caabuqyada shaqadooda waxa ay tahay in ay qabtaan cudur sidayaasha kala duban sida iyo keeni karo.

qeebaha ugu badan ee jirka lagu arko bararaka waxaa ka mid ah.
1- qoorta.
2-garka hoostiisa.
3. kilkisha
4-saracyada

in la daaweyo bararka qanjirada waxa ay ku xeran tahay hadba waxa sababay bararka.

calaamadaha qanjiro bararka waxaa ka mid ah.

1- in qanjirada barar ku yimaado.

2- qanjirada bararsan in aad ka darento damqasho.

calaamadaha la socon karo qanjiro barark8a waxaa ka mid ah .

1- sanka biyo ka daato

2- dhuun xanuun.

3- qandho.

4- dhidid habeenki ah.

waxaa wanaagsan in aad dhaqtar aado hadii aad aragto qanjiro xanuun ay la socdaan calaamadahaan.

1- qanjirada in ay bararaan iyaga aanan la socon waxa calaamad kale .

2- qanjiro bararsan wax ka badan labo ilaa afar isbuuc.

3- qanjiro bararsan hadana si aad ah u adag marka la taabtana aan wax dhaqaaq ah sameenen.

4- qanjiro bararsan misna ay la socdaan qandho soo laalaabato dhidid habeenki ah iyo miisaanka hoos u dhaco.

maxaa sababo bararka qanjirada.

waxa ugu badan ee sababo bararka qanjirada waa caabuq gaar ahaan caabuqyada ka dhasho cudur sidaha loo yaqaan ( viruska ) waxaa ka mid ah

1-caabuq ku dhaco dhuunta
2- jadeecada
3- caabuqyada dhagaha ku dhaco.
4- caabuqa ku dhaco maqaarka.
5- caabuqa AIDs ka

sidoo kale bararka qanjirda waxaa sababo kansarada.

Hadii aad doneso uxal helida burada iyo qanjirkaa waxanu ku diyarinay dawo ku habon burada ama qanjirkaa.
+252619623636

Share dheh walaal

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00