Abubakar isse iyow
apuupakar ina ciyow🫡🫵
10/18/2023
free palestine 🇵🇸 🇵🇸 😭😭يا الله
10/08/2023
Sanadkaan waa sanadkii Falastiin 💥
Strong 💪 Palestine 🇵🇸
09/15/2023
Allaah ayaanu leenahay isagana waan u soo noqonaynaa, waxaana geeridii ku timid walaalkeen Sheekh Cabdul Raxmaan Lafxid oo ahaa tarjumaan luuqadda dhegoolaha oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaan Allah uga baryeynaa inuu u dambi dhaafo, una naxariisto. Naxariistiisa oo koobaysa wax kasta iyo inuu u yeello wuxuu ku arzaaqay ee u adeegidda dhegoolayaasha miisaanka camalkiisa, Aamiin.😭😭
07/26/2023
Soonka maalinta Cashuuraa (10ka Muxarram) oo ku aadan 28 July 2023.
Waxaa Nebigu (صلى الله عليه وسلم) suneeyey in la soomo maalinta ka horeysa ama maalinta ka dambeysa, yacni 27 July ama 29 July, waxaadna heleysaa hal sano dembi dhaaf keeda hadii aad soonto maalintaas.
Hadii awoodo labadan beri soon Beri khamiis ah iyo maalinta jimcaha soon. Ama maalinta jimcaha iyo sabtiga soon. Labadaan hadii aadan awoodin keliya Jimcaha iska soon.
Ka faa'ideysi wacan.
La wadaag inta kheyrka jecel haka faa'ideystaan.
Mahadsanid.
07/14/2023
SUBAX WANAAGSAN SAAXIIBAYAAL
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: { كلمتان خفيفتان على اللسان، ثقيلتان في الميزان، حبيبتان إلى الرحمن: سبحان الله وبحمده، سبحان الله العظيم }
Labo kalimo oo carabka ku fudud Miisaankana ku culus Alle Agtiisana laga jece yahay "سبحان الله وبحمده، سبحان الله العظيم".
06/25/2023
Dad badanoo maanta ciida ka hooseeya waxey dalban lahaayeen hal fursad in la siiyo (in dib loosoo nooleeyo) si ay u saxaan gafafki ay sameeyeen intey noolaayeen, maanta dad badan baan ku baraarugsaneen sababta loo abuuray oo keliya cuna, caba, seexda, qaarkood fisqi iyo xumaan isaga dhex jira Allaha soo hadeeyee.
Qof walboo maanta nool caqligiisa taam yahay waxaa la gudboon inuu aakhiro u shaqeysto, geerida meel dheer ma jirto. Waxaa imaan doonta maalin aan cudur-daar jirin oo Ilaahey nagula xisaabtami doono maxaan uga faa’deysanay caafimaadkeena, waqtigeena iyo garashadeena.
Alle halaga cabsado, hana la dadaalo insha Allah.
La wadaag fariintaan asxaabtaada.
Apuupakar Ina Ciyow waayo-arag
02/07/2023
Qur'aanka hadii buur dusheed lagu soo dejin lahaa wuxuu ka dhigi lahaa meel banaan oo siman, marka sidee u noqon karaa Qalbigaaga iyo Ruuxdaada marka ay culeys dareemaan ?
Aqrinta ama dhageysiga Qur’aanka wuxuu dejiyaa Qalbigaaga, jabka kugu dhacayna wuu kabaa, indhahana Waa u’ nuur Aakhirane waa kuu shafeeco iyo raali ahaansho Alle s.w.t
Alloow naga dhig kuwa Markasta aqriya Qur’aanka kuna camal-Fala Aamiin ❤️
Abu bakar isse iyow
O Allah, bless and grant peace to our Prophet Muhammad, may God bless him and grant him peace 🤲🏼☝💕
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban Allah Siiyo Sheekh Xuseen Cali Jabuuti
Dacwa Tabliiq Media
01/25/2023
Salaada cisho kadib ayuu ku dhintay masjidka Barakeysan ee Xaramka. Isagoo cibaadeysanayo ayay nafta ka baxday.
Allow khaatumo khar noogu khatin Sii faafi walaal
Click here to claim your Sponsored Listing.