AMMA Travel & Cargo Agency

AMMA Travel & Cargo Agency

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AMMA Travel & Cargo Agency, km4, New York, NY.

07/21/2026

Ku soo dhawo qiima dhimis ay buxineso shirkada Amma travel and Cargo Agency

07/16/2026

πŸ‡ΉπŸ‡· TURKIGA WAA KU SUGAYAA! ✈️

Riyadaada Turkiga, Waxaan U Rogeynaa Safar Dhab Ah.

Ma qorsheyneysaa safar, dalxiis, shaqo, waxbarasho ama ganacsi? AMMA Travel & Cargo Agency waxay kuu fududeynaysaa helitaanka Visa iyo Tigidhada Diyaaradaha si degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.

βœ… Tigidhada Diyaaradaha
βœ… Adeegga Visa-da Turkiga
βœ… Qiimo Macquul ah
βœ… Adeeg Degdeg ah oo Xirfad Leh

πŸ“ž Main Contact: 0615151538
πŸ“ž 0613892505

AMMA TRAVEL & CARGO AGENCY
Safarkaaga wuxuu ka bilaabmaa kalsooni.

AMMA Travel & Cargo Agency

07/16/2026

πŸ‡°πŸ‡ͺ KENYA VISA
Safarkaaga Kenya wuxuu ka bilaabmaa halkan!
Waxaan kuu fududeyneynaa dhammaan habraaca Visa-ga Kenya si aad u hesho adeeg degdeg ah oo lagu kalsoon yahay.
βœ”οΈ La-talin bilaash ah
βœ”οΈ Hagitaan dukumenti
βœ”οΈ Codsi sax ah oo xirfad leh
βœ”οΈ Adeeg degdeg ah
πŸ“ž Wac: 0615151538
WhatsApp: 0613892505
AMMA Travel & Cargo Agency
"Safarkaaga Waa Mudnaanteenna."

AMMA Travel & Cargo Agency

07/02/2026

✈️ OGEYSIIS MUHIIM AH ✈️
AMMA Travel & Cargo Agency
Waxaan ogeysiineynaa dhammaan macaamiisheena in shirkadda AMMA Travel & Cargo Agency ay diyaar idiin la tahay adeegyo tayo sare leh oo ay ka mid yihiin:

🌍 Safarro caalami ah
πŸ“¦ Xamuul (Cargo) degdeg ah oo ammaan ah
🎫 Tigidhada diyaaradaha qiimo jaban
🀝 Adeeg macaamiil oo aad u heer sarreeya
πŸ’₯ Ha seegin fursadaha safar iyo qiimo dhimisyo gaar ah oo aan mar walba idiin soo bandhigno!
πŸ“ž Nala soo xiriir si aad u hesho adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.

AMMA Travel & Cargo Agency

Safarkaaga waa bilowga riyadaada. βœˆοΈπŸ’™

07/02/2026

HAMBALYO MAALMAHA XORRIYADDA SOOMAALIYA! πŸ‡ΈπŸ‡΄

πŸŽ‰ BIG DISCOUNT Gaar ah ayaa ka socda AMMA Travel & Cargo Agency inta lagu jiro maalmaha xorriyadda!
✈️ Safarro toos ah oo ammaan ah
🚌 Safarka Guriceel waa diyaar
πŸ’Ό Adeeg degdeg ah & tayo sare leh
πŸ’° Qiimo jaban (Special Offer)
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0615151538
0613892505

πŸ“ AMMA Travel & Cargo Agency
β€œSafarkaagu waa mudnaanteenna.”

AMMA Travel & Cargo Agency

06/30/2026

✈️ OGEYSIIS SAFAR! ✈️
Safarka Baydhabo waa diyaar! 🚍
Ku soo dhawoow safar raaxo leh, ammaan ah oo waqtigiisa ku baxaya. Haddii aad rabto inaad safar gasho, hadda iska diiwaangeli si aad u hesho kursigaaga.

πŸ“ž Nala soo xiriir:
0615151538
0613892505

⏳ Fadlan h**e u sii qabso kursigaagaβ€”kuraasta waa xaddidan yihiin!
🌟 Safar wanaagsan ayaa ku sugaya!

06/30/2026

Ma qorsheynaysaa safar aad ku tagto TANZANIA?

AMMA TRAVEL AND CARGO AGENCY waxay kuu haysaa adeegyo degdeg ah oo lagu kalsoon yahay si safarkaagu u noqdo mid fudud oo raaxo leh.
Waxaan kuu qabaneynaa:
βœ… Helitaanka TANZANIA (Visa)
βœ… Tigidhada diyaaradaha oo qiimo jaban
βœ… Safarro ganacsi, dalxiis iyo booqasho
βœ… Adeeg Cargo oo degdeg ah oo ammaan ah
βœ… La-talin iyo taageero buuxda inta lagu jiro qorsheynta safarkaaga

Shaqaalaheenna khibradda leh waxay diyaar u yihiin inay kaa caawiyaan dhammaan tallaabooyinka safarkaaga, laga bilaabo codsiga fiisaha ilaa diyaarinta tigidhada iyo adeegyada kale ee safarka.

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho qiimaha ugu wanaagsan iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

AMMA TRAVEL AND CARGO AGENCY
"Safar la'aan waa nolol aan dhadhan lahayn."

06/29/2026

WARGELIN

AMMA TRAVEL AND CARGO AGENCY
Dhamaan macaamiisha sharafta leh ee ku xiran AMMA TRAVEL AND CARGO AGENCY, waxaan idin ku wargelinaynaa jadwalka duulimaadyada toddobaadkan sida soo socota:

TALAADO – 30 JUNE 2026
✈️ Nairobi ➜ Mogadishu
✈️ Mogadishu ➜ Nairobi

ARBACO – 01 JULY 2026
✈️ Mogadishu ➜ Galkacyo ➜ Mogadishu
✈️ Mogadishu ➜ Adaado ➜ Mogadishu

KHAMIIS – 02 JULY 2026
✈️ Mogadishu ➜ Nairobi
✈️ Nairobi ➜ Mogadishu

Nagala Soo Xiriir:
πŸ“ž 0615151538
πŸ“ž 0613892505

AMMA TRAVEL AND CARGO AGENCY Safarkaaga Waa Mudnaanteenna.

Mahadsanidiin.

06/28/2026

Muqdisho to Dhoobley

AMMA Travel & Cargo Agency

06/27/2026

Ma qorsheynaysaa safar aad ku tagto Uganda?

AMMA TRAVEL AND CARGO AGENCY waxay kuu haysaa adeegyo degdeg ah oo lagu kalsoon yahay si safarkaagu u noqdo mid fudud oo raaxo leh.
Waxaan kuu qabaneynaa:
βœ… Helitaanka Uganda eVisa (Visa)
βœ… Tigidhada diyaaradaha oo qiimo jaban
βœ… Safarro ganacsi, dalxiis iyo booqasho
βœ… Adeeg Cargo oo degdeg ah oo ammaan ah
βœ… La-talin iyo taageero buuxda inta lagu jiro qorsheynta safarkaaga

Shaqaalaheenna khibradda leh waxay diyaar u yihiin inay kaa caawiyaan dhammaan tallaabooyinka safarkaaga, laga bilaabo codsiga fiisaha ilaa diyaarinta tigidhada iyo adeegyada kale ee safarka.

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho qiimaha ugu wanaagsan iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

AMMA TRAVEL AND CARGO AGENCY
"Safar la'aan waa nolol aan dhadhan lahayn."

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in New York?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Km4
New York, NY
00000