GUUL DOON

GUUL DOON

Share

"Halkan ka hel: Orahyo xoog leh πŸ’¬, Xikmado qoto dheer πŸ“š, Dhiirigelin ❀️πŸ”₯ iyo Talooyin kaa caawinaya horumarka πŸ’‘ β€” Join us βœ”οΈ"

23/01/2026

Haddii aad rabto inaad ogaato runta, marka h**e raac oo baar beenta.
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

21/01/2026

Haraacin meesha loo badan-yahay ee raac meesha saxda ah.
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

17/01/2026

Tartiib u soco, balse marnaba dib ha ulaaban πŸ”™βŒ.
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

GUUL DOON

15/01/2026

Xikmado Cajiib ahπŸ’‘πŸ“
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

GUUL DOON

15/01/2026

Guushu laguma gaaro si dhib yar ✨
Waa inaad samirtaa πŸ’ͺ⏳
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

GUUL DOON

12/01/2026

🌱 β€œQofka naftiisa wax uqabsado 🀍 ayaa dadka kale wax uqaban karo 🀝.”
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

10/12/2025

β€œDadka kuma qasbi karno inay na doortaan. β€οΈβ€πŸ©Ήβœ¨β€_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

GUUL DOON

30/11/2025

Maskaxda wanaagsan waxay dhalisaa nolol wanaagsan.” 🌿🌞
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

28/11/2025

β€œShaqada qarsoon ayaa dhalisa natiijo muuqata.”
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

26/11/2025

Samirku waa furaha guusha. πŸ”‘βœ¨
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~