Alpha Group
The Best Shopping Network.
05/02/2022
Somaliya Deeganada Qaar Waxa kaDilaacay Shuban biyood (AWD) Caruur & Ciroolaba si Dhaqsi leh ayu ku dili karaa. Raac talloyinka Wasarada Caafimaadka si aad uga taxadarto cudurkan halista ah.
07/09/2020
Dhawanahan waxaa isa so taraya xaladaha loo yaqan SCC (Suspected Cholera Cases) ama Daacuun/Shuban Biyood qofba sidu uyaqaano; Gaar ahaan deegaanda Benadir, Bay, Shabeellaha Dhexe, Shabeelada Hoose & Hiiraan.
Hadaba Muwaadin kasta waxaa haboon:
▪︎ Inuu iska hubiyo biyaha uu cabayo ine ku jiraan Cholorine
▪︎In saxarada markad iska meerto kadib gacmaha saabuun ku dhaqdo
▪︎ In lagu dadaalo nadaafada musqulaha
▪︎ In la diiriyo cunada kahor intan la cunin lana daboolo.
W/Q: Dr. Abdullahi Abdulkadir Ali (MBBS,MPH)
Waxaa la karantiilay dhamaan dadki ula kulmay bukaanki xaley booqday Digfer marki laga reebo Taxi lihii kenay oo lagu raad joogo.
Bukaanka loga shakisan yahay aya wuxuu shegay in qof qaraabadii kayimid UK kadibna marku ku laabtay UK laga helay cudurka wana sababta kentay shakiga bukaanka iyo calamadihi qaar oo ka muuqda.
08/10/2019
Asc, manta wa malin qurux badan Caruur & ciroolaba waxa jira qof kasta ruux ku qaali ah uu tabayo; Allow inta kala fog isku keen inta Aqira naga jirtana Janadaada Gali. 🌺
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Ohio City, OH
Opening Hours
| Monday | 9am - 5pm |
| Tuesday | 9am - 5pm |
| Wednesday | 9am - 5pm |
| Thursday | 9am - 5pm |
| Saturday | 9am - 5pm |
| Sunday | 9am - 5pm |