Boqorka hooyo maryan
Wll ku soodhow pagekan aad ka heli doonto xikmad
Hello
Welcome all my friends
Nolow adiga u noqoeysa
Nolow adigo murugeysan
Nolow adigo farxsan
Asc wllyal
04/06/2023
Furaha Raaxada Naftada.
1-Noqo Qof Ku Kalsoon Naftiisa, Xalna u Dhehi Karo Dhibaato Kastoo Soo Gaarto Naftiisa.
2-La Fariiso Naftada Maalin Walba, oo Kalana Sheekayso Dhibaatooyinka Sida Gaarka Ah u Haysto.
3-Rumeyso In Aad Wax Waliba Sameyn Karto, Naftadana Ka Dhaadhici In uusan Jirin Wax La Yiraahdo Mustaxiil..
4-Naftada Haku Dhibaatayn Fakar Tiro Badan, Fakarkaga u Badal Wax Qabad.
5-Qofna Hakala Sheekeysan Arimahaga Gaarka, Xalka Waxaa Ka Helaysa Naftada.
6-Nidaam u Sameyso Waqtigaga Shaqada Hurdada Sheekada Iyo La Macaamilka Dadka Kale.
7-Naftada Ka Dhaadhici Inaad Tahay Qof Faraxsan Walibana Guulaystay.
8-Ha Qiimeyn Dadka Hadalkooda, Wax Sameyn Ahna Yuusan Kugu Yeelan, Ka Soco Maskaxdada Iyo Maankaga.
9-Dadka Kala Sheekayso Waxay Jaceyl Yihiin Si Ay Adiga Kuu Jacladaan.
-Nala Wadaag Qodobka Aad Sida Gaarka Ah u Dareentay Ama uga Heshay, MahadSanid.
Asc asxpey welcome new friend
Asc asxpey welcome new page
Click here to claim your Sponsored Listing.