Kaamka Wardhapel

Kaamka Wardhapel

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaamka Wardhapel, Health/Beauty, .

29/09/2022

ABC News
Walal Share dheh
Magalada b.weine ee gobalka hiraaan
dhinaca galpedka magalada b.wwein
kaamka aad ar geysan waa Wardhapele
barakacayal ee xolaha kaso dhameyen abaaarta
hay'adaha Samafalka ee calamka wxan cabasha ugu dirayaa ine kaso gaaraan barakacayaasha abarka kaso baxay waxa kamid eh caruuuro waaayeelo curyaaamo io haween meesha ku umulay biyo iyo baadna misdna aan heysanin waqti ropedna waa lagali mana hestaa waxe roobka ka ogaraaan walaal share dheh masakinta si lo caawiyo share ad dhahdi ine ku faaidan share walal

29/09/2022

Asc dhaman umada islamka mel wlpe dunida kajogan
zln kadib dadyow wallpo oo fidiyowan arka Share Gare si wllaha dhipatesn dhipka alle kasogo eey ugu baxaaan Ojeedada Fidiyowgan waaa Qoralkaan Hoos ku xusan πŸ‘‡
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Waxan Hay'adaha samafalka ee degmada b.weine
Ogeysineya in uu Kaamka Wardhapele eey kajito bahiyal fara baadan
eeysan Heysanin Dadka Barakacayasha kunol kamka wardhapel sida Biyaha,rashinka,Jifka,iwm
wxana kunol dadyow badan oo cabashadodu tahy in nolal malmed koda la garab qabto
Wxena dhan yahiin 300 oo Qoys kana So bara kacay Wardhapele,raangaaabe,caagxoog,iwm
marka Hayy'adaha samafalka Degmada B.weine wxn codsi uguu diriyaaa iney garab istagan Wllaha musliminta ee meesha ku dhibatesanπŸ™πŸ‘ˆ

Website