YASIN News

YASIN News

Share

Halkan kala soco warar sugan bariga dhexe, geeska Africa iyo caalamka intiisa kaleba.

03/05/2026

🚨Trump wada hadal miro dhal ah ayaa noo socdo anaga iyo Iiraan. War fiican ayaa hawada kusoo jiro sidan rajaynayo.

Follow dheha pageka ❤️

03/05/2026

🚨Iiraan ayaa Mareykanka ugudbisay qoraal heshiis oo ka kooban 14 qodob oo ay u marisay Pakistan qoraalkan ayaa ka kooban 3 marxaladood oo la mari doono si loo gaaro heshiis xabad joojin buuxda ah sida ay Al Jazeera ku warantay.

Marxalada koowaad ayaa ka kooban in Iiraan furi doonto Marin biyoodka Hormuz si ayar ayar ah miinooyinka ay ku aastayna ka guri doonto marinka haddi Mareykanku rabo inu ka qayb noqdo saaritaanka miinooyinka inay u banaan tahay. Sidaas iyo si lamidana Mareykanku go’dooninta ka qaado tikadaha Iiraan. Marxalada koowaad waxay socon doontaa bil ama 30 maalin.

Marxalada labaad ayaa noqonaysa in loogudbi doono Nuclearka Iiraan iyado Iiraan ogolaan doonto in qayb kamid ah yuraaniyeemka la hodmiyay loo gudbiyo Ruushka halka qayb kamid ahna hoos loo dhigi doono darajadeeda hodminta si loogu isticmaalo soo saarista korontada iyado Iiraan meesha ka saartay ina la burburin doonin xaruumaha hodminta. Sidoo kale Mareykanka ayaa qaadi doona cuna qabataynta saaran Iiraan mudadan iyo in la fasixi doono lacagaha Iiraan ee u xaniban cuna qabataynta. Marxaladan ayaa socon doonta mudo dhan 15 sano.

Marxalada saddexaad ayaa noqon doonta in Iiraan la xaajoon doonta wadamada dariska ah sidii loo dhisi lahaa taxaaluf goboleed.

Mareykanka ayaan wali wax jawaab ah ka bixin Trump ayaa sheegay inay soo gaareen qoraalka Iiraan uuna darsi doonaan.

Follow dheha pageka❤️

30/04/2026

🚨 Hogaamiyaha sare ee Iiraan, Mojtaba Khamenei ayaa sheegay in xilli cusub uu ka bilaabanayo Khaliijka iyo marin-biyoodka Hormuz,isagoo tilmaamay in mustaqbalka gobolka uu noqon doono mid aan Mareykanku ku lug lahayn, isla markaana u adeegi doona horumarka iyo amniga dadka gobolka. Fariintan ayaa lagu baahiyay Tvga dalka Iiraan.

Follow dheha pageka❤️

29/04/2026

King Charles III ayaa yiri “Trump waxaad sheegtay in dalalka reer Europe ay maanta ku hadli lahaayeen Af German haddi ayna jirin USA, balse waxaan ku sheegaya in Mareykanku Af Faransiis ku hadli lahaayeen hadayna jirin UK.”

Follow dheha pageka❤️

28/04/2026

🚨Afhayeenka Aqalka Cad ayaa sheegtay in Donald J. Trump uuna heeshi la galayn Iiraan ila mid inu yahay mid u adeegaya amniga qaranka Mareykanka, siday ay warisay Al Carabiya.

Fiiro gaar ah: hadalkan ayaa soo baxayo xili Iiraan ay qodobo lagu joojinayo dagaalka ugudbisay Mareykanka iyado u marisay Pakistan. Qodobadan ayaa dhigaya in la furo horta Marin biyoodka Hormuz dagaalkana la joojiyo markaa ka bacdina laga wada hadli doono arrinka Nuclearka Iiraan, balse Mareykanka ayaa ku adkaysanaya inan la furi doonin Marin biyoodka Hormuz ilaa xal waara laga gaarayo arrinka Nuclearka.

Follow dheha pageka❤️

28/04/2026

🚨Wasaarada Arrimaha dibada Shiinaha ayaa maanta warbixin ay soo saartay cabsi weyn sheegtay inay caalamka kusoo food ledahay iyado u aanaysay arrinkan dib usoo noqoshada iyo dib udhiska ciidamada Japan oo bilowday inay bilowday inay inay dib udhis ku bilowday ciidankeeda iyo soo saarista hub casri ah. Wasaarada ayaa sheegatay in Japan ka baxday balan qaadyadeedi ay gashay ka bacdi dagaalkii labaad ee dunida. Sida ay ku warantay Global times.

Follow dheha pageka❤️

27/04/2026

🚨Ali Al-Zaidi oo kasoo jeeda qows Shiica ah ayaa loo soo magacaabay jagada Ra’iisul Wasaare ee dalka Ciraaq hadduu ka helo parliament ka dalka 167 cod sida ayaa logu caleema saari doona jagadan.

Ninkan ayaa ku cusub masraxa siyaasada wuxuu Gudoomiye ka ahaa Al-Janoobi Islamic Bank.

Follow dheha pageka❤️

27/04/2026

🚨Ukrain ayaa garowsatay hadda inay niyad jab weyn kala kulmen Israa’iil ka dib marki laga iibshay qamadi uu kasoo xaday Ruushku falka Ukrain.

Yuhuud miyaa aaminaad taqaan ilaahaybaba quraanka kaga sheekeyay khiyaanadooda sidii saxaabigi Cabdilaahi ayaan jeclaye magaciisa uu soo Islamay marka nabiga Scw ku yiri Yaa Rasuulalah yuhuud ha usheegina Islaamnimadayda ee bal horta waydi Cabdilaahi sideed u aragtaan Yuhuuday marku dhahay waxay yiraahdeen waa qofka noogu wanaagsan hadaan nahay Yuhuuda Madina bal kawarama Cabdilaahi waa Islaamay markii uu ki yiri Rasuulka scw ay dheheen ka noogu beenta badan waligiina wax khayr ah kuma arag Soubhanalah.😅😅😅

Follow dheha pageka❤️

26/04/2026

🚨Madaxweyne Donald J. Trump ayaa sheegay in uu Iiraan 3 cisho siiyay siddii ay miiska wada hadalka usoo fariisan lahaayeen ka hor inta ay Bambooyinku ku qarxin ceelashooda naftada.

Follow dheha pageka❤️

26/04/2026

🚨Wasiirka Arrimaha dibada Iiraan Cabaas Caraaqji ayaa mar labaad dib ugu laamay Islam Abad ka dib marku kasoo noqday Saldanada Cumaan sida ay xaqiijisay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Iiraan kulankan ayaa ku eg mudo kooban oo horay lo qorsheeyay sida ay ku warantay Al Carabiya.

Follow dheha pageka❤️

23/04/2026

🚨Nidaamyada difaaca hawada ayaa la hawlgeliyay galbeedka iyo bariga Iiraan oo ay ku jirto caasimadda Tehran, sida ay werisey wakaaladda wararka Iiraan ee Mehr.

Follow dheha pageka❤️

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Dire Dawa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Melbourn
Dire Dawa
3001