Isamaan Daacad
Informações para nos contatar, mapa e direções, formulário para nos contatar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de Isamaan Daacad, Saúde/Beleza, Ceeldhergalguduud, São Paulo.
26/11/2023
Guddoomiyaha Golaha Shacanka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingriiska Amb. Mike Nithavrianakis.
Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Danjiraha ayaa looga hadlay sidii Baarlamaanada Soomaaliya iyo Ingriiska u yeelan lahaayeen xiriir wadashaqeyn, waxaana uu sidoo kale danjiraha xusay in UK ay diyaar u tahay in Baarlamaanka Soomaaliya ay ka taageerto dhameystirka Dastuurka KMG ah oo ay kalfadhigaan labada aqal ka shaqeyn doonaan.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo boggaadiyay dadaalka iyo taageerada Dowladda Ingiriiska ay siiso Soomaaliya, ayaa tilmaamay in dalka ku talaabsanaayo horumaro kala duwan, oo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo in meel wanagsan uu maraayo dagaalka lagula jiro Kooxda Khawaariijta ah.
24/11/2023
Taliye ciidanka.XDS. S/ Gaas ibraahim shiiq muxudiin caddow ayaa qaday tilabo muhiim ah oologu garam istaagayo ciidamada kusugan jiida h**e ee dagalka gaar ahaan Goballada Galguduud iyo sh/ dhexe
Deeganka War gaadhi ooqiyaastii 55 km ujira Dagmada caddle ee goballka sh/ dhexe ayaa laga dhisayaa Garoon diyaraded eeykudagan Diyaradaha caawinaya CXDS Garoonkan waxa loga marmi donaa in asgarta kuwaxyeloba Howlgalka iyo furimaha dagaalka in diyaarad laga sosaro Dagmada caddle jidkana eey ku dhiig baxaaan
24/11/2023
somaliya Ayaa si Rasmi ah ugu birtay bulshada Bariga afrika
31/10/2023
Guulaha laga gaaray sabad ka dim qawarijta
18/09/2023
Wargeska dalalka cadadkisa Todobadka
15/09/2023
Wiiilkan lagu magavaway axmad fiiqane Aya lashegay inuu iskudhigay qaraxi Sakay lagu qaaday Goob ey Kadganayen madaxweyne qoor qoor iyo xildhibano katirsan Dfs
WAR DG DG AH As Aya werar qaraxyo kubilwday sakay ororti kuso qaday deeganka lesgacmey eey kusuganyihin masuliyeen Kala duwan waxasa fashiliyay ciidanka dowlada iyo kuwa deeganka
11/09/2023
Taliyaha ciidanka XDS Gen Ibrahim shiiq muxudiin oo kulan laleh sarakisha cooga dalka somaliya oo kusugan ow dhigle
11/09/2023
Ilaahey ha una xaristo xildhiban mohamad mohamud(mohamad yare) ookatirsan barlmanla galmudug iyo abdulahi Ibrahim oo katirsan golaha deganka casimada galmudugee dhusamareem Aya kudhintay qarax ka dhacayd deeganka ceelgaras ee galgudud
Dg dg ciidanka qaranka oo ka Shanaya ciidanka Difaca shacabka ayaa sibuxda ula waregay Magalada ceelgaras ee gobalka galguduud halkas oo aheyd xudunta khwarijta
Ciidamada qaranka Aya kawada magalas howlgal sifeyn ah
Khawarijta Aya isga cararay kadim marki ey harereyeen ciidanka qaranka.iyo kuwa difaca shacabka
Kasarista khawarijta ee celgars Aya ga Dhigan guul weyn olagaray dagalka lagula juro khawarijta
Taliye ha ciidanka xooga dlla qawarijtu Manta maheli karaan isbitaal eey geestan kooda dhawacma Wana dhamestireynaa
11/09/2023
Tallow maxey ka Shireen belweynta absuge
Clique aqui para requerer seu anúncio patrocinado.
Categoria
Site
Endereço
Ceeldhergalguduud
São Paulo, SP