C Hakin

C Hakin

Partager

C Hakin husen kudhashy SomaliA bari Bosaso

20/03/2026

Ciid Mubaarak! 🎉✨
Ciid wanaagsan, qalbi farxad leh iyo maalmo wanaag iyo naxariis ku buuxsamay ha kuu ahaato.
May Allah kuu aqbalo ducadaada, soonkaagii iyo camalkaagii oo dhan, oo qoyskaaga iyo kuwa aad jeceshahayba nabad iyo barako kuu soo dejiyo.
Ciidku ha noqdo mid qurux badan oo xusuus fiican kuu reeba, dhambaal qurxoon iyo jacayl badan ayaan kuu soo dirayaa! 🕌💛
Ciid Mubaarak walaal! 🫶

07/03/2026
05/03/2026

Tabasho Waayeel Abwaan Ahmed Saleeban Jaamc ,,

Visit TikTok to discover videos! 26/11/2024

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

23/11/2024

Waajibka deg degga ah ee ku saarin maanta gaar ahaan dalka gudihiisa haddii aad joogto .

🔹Carruurtaada in aad barto Qur'aanka iyo carabiga
🔹in aad barto si deg deg ah taariikhda sayid muxamed Axmed Gureey iyo halgamaashii Soomaliyeed
🔹in aad barto cizziga iyo karaamada islaamka
🔹in aad ku anqariso qiimaha iyo qaayaha in aad tahay qos Muslim soomaali xor ah dhulkaasna adiga ilaahay khaliif kaaga dhigay adiga kugu abuuray
🔹in umadeenu ahayn umad jilicsan oo awoodo kale sheeganaayaan in ay ilaalinayso .
♦️U jeedka awoodaha gumaysiga maanta dalkeena joogo waa abuurida shacab aanan wax taariikh ah lahayn diintiisa laga fogeeyo shacab lagu anqariyo in uuna waxbo ahayn si hadhow dhulkiisa loo qaato

🔹waxaad isha ku haysaa isbadala waa weyn ee caalamkaan maanta uu wajahaayo kumanaankaas ciidamada shisheeye ee soomaaliya joogo maanta waxay ku joogaan waxa lagu magacaabo qawaaniinta UN-ka laakiin ila sawiro waxa dhici doono haddii nidaamka caalamiga ah maanta bur buro shaki la'aan ciidamadaas ma baxaayaan dowlad walbana meesha ay soomaaliya ka joogto k**a baxayso laakiin arrinka farxada leh waxaan nahay umad jirto .

01/11/2024

Booqo⬇️

x.com

23/10/2024

10 sano ka hor baan ogaanay inuu Gama'diid Argagaxiso yahay lkn Majeerteen wax ka faan jecel ma jiraane hal gabay oo amaan ah buu nagaga baxsaday.
Iminka Jilib bay joogan Abwaankii Fahad Yaasiin ay saaxiibada ahaayeen ee Nageeye.
Jilib Jidka loo maro ma Hargeysa ayuu dhex maraa.?

Site Web

Adresse


Democratic Republic Of The

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque C Hakin publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Souscrire

Nous vous informerons quand tout se passe à Democratic Republic of the.