Goobe Cadde

Goobe Cadde

Compartir

BALANTENU WAA SHAQO

23/04/2023

Pageka Fallow so Dheha xarfaneeY

22/04/2023
22/04/2023

Waxaan hambalyada Ciid- al Fidriga 1444 ee sanadka Hijriga u dirayaa guud Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan Allaha awoodda badan leh waydiisanaynaa in uu inaga aqbalo soomkii, salaadihii, qur'aankii, sadaqadii, ducooyinkii iyo dhammaan kheyrkii aan samaynay bisha barakeysan ee Ramadan, ciidan teeda xigtana inagu gaarsiiyo nabad, bashbash iyo barwaaqo.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynayaa ciidamadeena kala duwan ee geesiyaasha ah ee — bacdallaahi — suurtagaliyay in magaalooyin badan oo dalka ka mid ah, 15 sano ka dib, si nabad ah oo xorriyad leh loogu afuro.

Waxaa xusid mudan, in shacabka Caasimadda Muqdisho waajibka soonka guteen iyaga oo aan ka cabsanaynin cadowga Khawaarijta, Ciyaalweero iyo Calaqleey midkoodna.

Waxaan mar kale, hambalyo, ammaan iyo ducaba u dirayaa hay'adaheena amniga, booliiska, Nabad-sugidda, Asluubta iyo Milatariga ee hadh iyo habeenba u taagnaa sidii magaalada Muqdisho oo nabad ah loogu soomi lahaa.

Ugu dambayn, waxaan u mahad celinayaa shacabka Soomaaliyeed ee sida wanaagsan ula shaqeeyay hay'adaha amniga ee ayaga u shaqaynaya, kuna garab istaagay sidii ay amniga u sugi lahaayeen.

KUWADA CIIDA CAAFIMAAD!

19/04/2023

Hot film

Learn about the ad auction with Meta. 16/04/2023

Learn about the ad auction with Meta. Advertiser success centre tutorial on how to compete in the ad auction.

Learn about ad objectives with Meta. 16/04/2023

Learn about ad objectives with Meta. Choose the right ad objective for your Facebook or Instagram ad.

¿Quieres que tu empresa sea el Salón De Belleza mas cotizado en San José?
Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.

Categoría

Teléfono

Dirección


Dharkenleey
San José
2356