Royal Ciideed

Royal Ciideed

Teilen

Galaduba waxay saaran tahay wax isu gayngayn.

21/01/2026

Trump:Yurub’ dhexdeeda dhawaan way !!!jeclaayeen, oo xataa waxay oran jireen waxaad tahay Aabbaheen, balse markii aan kala hadlay Greenland, waa ay isbeddeleen… Waxaan u sheegayaa waxaad haysataan laba doorasho: ama waad oggolaanaysaan, annaguna waan idinku mahadcelinaynaa; ama waad diidaysaan, mana illoobi doonno.”

08/06/2022

Wer fünf Jahre als Geduldete:r in Deutschland lebt, soll die Chance auf ein dauerhaftes Bleiberecht bekommen. Das sehen Pläne des Innenministeriums vor, die dem ARD-Hauptstadtstudio vorliegen.

02/04/2022

Shalay iyo maanta Masiibo ayaa ka dhacday Hargaysa Allle haw gargaaro dadkii ku hanti beelay.

02/04/2022

Illaahay waxaan uga baryayaaa intii Hargaysa ku hanti iyo guryaba beeshay inuu samir iyo iimaan ka siiyo Bedel khayr qabana ugu bedelo Aamiin Aamiin

01/04/2022

Ramadaan Kariim

31/03/2022

Baabuur ka badan Konton gaadhi ayaa is jiidhay kadib baraf ku hab saday jidkii ay marayeen.

10/02/2022

Xajaaj waa ka inkaar galab saday odaygaan .

07/02/2022

Ciyaal Beledku wey garanayaan wakhtigii ay Radio Muqdisho ka bixi jiray Barnaamijkaan.

30/01/2022

Shaxdii Buuhoodle oo wadooyin loo sameeyey.

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Schönheitssalon in Idar-Oberstein machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Telefon

Webseite

Adresse


Schloßstr
Idar-Oberstein
55743