Ladan Abdulahi

Ladan Abdulahi

Del

Filim

13/09/2022
Photos from Cornel Osman Mohamed Muhamud Hadole's post 13/09/2022
13/09/2022

Xeebta liido iyo kulamo is xigxiga

13/09/2022

Waxaan ku baaqayaa in Deg-deg loo joojiyo Colaada ka taagan Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceele ee Gobalka Shabeelaha Dhexe

Beelaha walaalaha waa in si shuruud la'aan ah ay ku joojiyaan dirirtaas

Alle naxariiistiisa janno ha ka waraabiyo dhamaan dadkii ku dhintay dagaalkaas, inta dhaawacantayna waxa uu Eebbe uga rajeenaynaa caafimaad deg deg ah.

Waxaan sidoo kale soo dhaweenayaa Baaqa MD. Guudlaawe ee ku aadan Gobalka

وبالله توفيق

09/09/2022

Shalay waxaan Gumac uqaatay oo aan Qoraxda u taagnaa waa Difaaca Sharciga🇸🇴
Maantana waa Xuquuqda inaga maqan oo aan Qofna udaba Fadhiisaneyn

31/08/2022
Vil du plassere din virksomhed på toppen av Skønhedssalon-listen i Aalborg?
Klik her for at gøre krav på din sponsorerede post.

Internet side

Adresse


Aalborg