abdiasiz_haji_thuran

abdiasiz_haji_thuran

Share

MQDN

11/10/2024

ومن يتوكل علي الله فهوحسبه

Ruxii Ebbe talo saarta, Ebbe waaku filan yahay✊

22/10/2022

Jigjiga City❤

14/07/2022

Qaranimo❤

02/02/2022

Date. 2-2-2022

Never Come Back

22/01/2022

Tusaale Cad❤

25/05/2021

Waxaa Xaqiiqo ah in Inta badan maanta nolosha xiriirka leh waxaa kun jibaar ka farxad iyo macaan badan nolosha kelinimada ah, waa xaqiiq aanan la dafiri kareyn.
Xiriirka maanta kaliya waa uun qoomamo, qalbi jab iyo ilin aanan istaageyn, qeylo, buuq, qiyaano, murugo iyo tiiraanyo aanan dhamaan, dood aanan dhamaad leheen, maseer jalbeysan oo qiira been ah lagu madhay.
Dhafar, habeen walbana wan ku jeclahay aan horumar iyo ficil leheen, maskax xanuun.
Lakiin kelinimadda waa farxad, naftaada oo aad waqti u heshid, la xisaabtan naftaada ah, free style habeen walba kuseexo deganaan iyo jawi macaan.
Naftaada ayaa kaaga baahan jaceyl, kalsooni, qaderin, raaligelin, waqti laqaadasho, ilaalin, daryeel, qof kale mar uun wuu tagi balse naftaada marna kuma cidleyneyso.

FG: Wa Hubaal inay jiraan xiriiro wanaagsan oo aan wax la siisto lahayn lkn waxaa badan xiriirada qasaara

Walal Bal fikirkaada adna?

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Adama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Adama