Haykal Abdalla

Haykal Abdalla

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haykal Abdalla, Health/Beauty, Addis Ababa.

02/10/2022

Ma sheegi kartaa magacyada kuwan

27/09/2022
26/09/2022
21/09/2022
11/09/2022

Waqti aan yabana ayu qof I soo diray farin an labadan naadi midkee gulaysan don cawa sadali jawaabtaduna waa no muhim

Waxaay ahayad waqtii aan layabana tolaw adi kuwo Ka mid noqon doonta akharo ma kuwa libana Mise kuwa khasara
Hey sxp ani ayay ba taydi I haysata
Allaw Kuwa libana nagu dar
Ameen ๐Ÿคฒ

11/09/2022

~Fariimo
-Mid kamid Qanuunada Lo baahan Yahay inad Nolashaada ku Salayso ayaa ah inaad ka Dheerato kuwa anan Fahmin Dareemahaaga Qarsoon E aadan Awodin inad sharaxdo .

-Nolashaada ka Xidho Oo Yuunsan So galin Qof Halmar Ku Qiyaanay ๐Ÿ‘

- Nolashaada Yari waxay Qof kale U Tahay Duni Dhamaystiran E ku dedaal Hagajinta Naftaada.

- Dadku way ilmeyaan Marka ay Garan wayaan Dareen ay Ku Cabiraan xanuunka Gudaha kaga shidan ๐Ÿ’”

- Jeeb Marnida kaama Joojin Karto Gaarista Yoolkaada Balse Garaad Maran aya ka Hor iman karo Kuna diidi karo Guul inaad Gaarto !

Photos from Haykal Abdalla 's post 11/09/2022

Booliska Dalka Sucuudiga ayaa Xiray Ninkaan oo doonayay inuu Toori (Mindi) Ku dilo dhaqtar Nin ah oo u Muliyay Xaaskiisa Kadib Markii isbitaalka Laga Waayay dhaqtarad Dumar ah oo Ninkaan Xaaskiisa U Mulisa.

Ninkaan oo Sita Mindi oo Ku Qaylinaya Waa bireynayaa Ninka Xaaskayga ii dabo Maray ayaa Ciidamada Booliska Sucuudiga qabteen.

Warside Media Group.

Photos from Haykal Abdalla 's post 11/09/2022

ุฏุฑุจ ุนู‚ู„ูƒ ุนู„ู‰ ุฑุคูŠุฉ ุงู„ุฎูŠุฑ ููŠ ูƒู„ ู…ูˆู‚ู.

Train your mind to see the good in every situation.

"Utababar maskaxdaada argtida teeda wanaagsan xaald walba

Photos from Haykal Abdalla 's post 11/09/2022

โ€œ If you have time to worry, you have time to pray .โ€

โ€ ุฅู† ูƒู†ุช ุชู…ู„ูƒ ูˆู‚ุชู‹ุง ู„ู„ู‚ู„ู‚ุŒ ูุฃู†ุช ุชู…ู„ูƒ ูˆู‚ุชุงู‹ ู„ู„ุฏูุนุงุก.โ€

"Hadii aad hesho waqti aad ku murugooto๐Ÿ˜ž,waxad heysta waqti aad ku duceyaato๐Ÿ˜Š๐Ÿ™

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Addis Ababa