Himilo page 1

Himilo page 1

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Himilo page 1, Health/Beauty, 05, Addis Ababa.

10/02/2026

shil gaashi ayaa kadhacay agagarka xoodhley shan dhimasho ayaa laxaqiiyay

Facebook Lite for Android 09/02/2026

Facebook Lite for Android This version of Facebook uses less data and works in all network conditions.

Photos from Komishinka Booliska DDS  የሶማሌ ክ/መ/ፖሊስ ኮሚሽን's post 09/02/2026
09/02/2026

DEG DEG. Gaashaamo oo Maanta Heshay Adeega Korantada Joogtada ah Ee 24/7

Xukuumada DDS ayaa ku guulaysatay in xarunta degmada Gaashaamo ee gobolka Jarareed, ay maanta si rasmi ah u hesho adeega korantada ee joogtada ah 24/7. Waxayna ka mid noqotay degmooyin laga hirgaliyay warshado koranto oo ku shaqeeya Cadceeda, kuwaas oo si casri ah loo dhisay islamarkaana ay bulshadu si wayn ugu faaiidaysan doonto.

Waxaa xusid mudan in xukuumada Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar, ay sidoo kale Gaashaamo ka hirgalisay mashaariic horumarineed oo waawayn sida dhismaha iyo qalabaynta Cusbitaalka Guud ee Gaashaamo, biyo galinta Magaalada oo socota, jidad iyo mashaariic kale, waana waxqabad bogaadin mudan.

Photos from SRTV  Somali's post 09/02/2026
09/02/2026

shabeeley

09/02/2026
31/05/2023

Siwalba ood uwanagsantay hakasugin in ay dadku kuwada amaanan

30/04/2023

Filmka arday

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


05
Addis Ababa