Dhalinta cafuuflay

Dhalinta cafuuflay

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalinta cafuuflay, Health/Beauty, Addis Ababa.

07/04/2026
26/03/2026

Xildhibaan Mawliid Abdi Muhumed Musharax Dooran Goob doorashooyinkiisuna diyaaryiin dhalintu way Wadataa
Waliba Siiwata waa inagee. Codka siiya

Photos from Dhalinta cafuuflay's post 30/04/2025

iskaa Wax uqabso Reer Cafuuflay
Horumar Labogaadin Karo Waxa.

saaka.Labilaabay 30 /04/ 2025

Network Tower kii Cafuuflay
alhamdulilah Horumer&)

06/02/2025

Halkan waa cafuuflay waxa ay ku taal badhtamaha ama Xuduudka jarar iyo faafan, Juquraafi ahaan waxa ay raacsan tahay faafan, magalada baaxadaa leh waxa ay ku magacaaban tahay xarun! Ma hesho adeegyadii aasaasiga ahaa, sida xarun caafimaad, waxbarasho iyo adeegyadii kalee dawliga ahaaba, dhul ahaan waxa ay leeg tahay magalooyin Gobolada DDS qaar laga maamulo, qaarna Dagmooyin yihiin, laydhka itoobiya ayay nasiib u heshay, kiina waxa la jaray maalmihii dhaweyd ee dadkeeda la xasuuqayay! Xisaabi waa ta Alle! Kudarsoo DegMaduna Waa Dugaag Uun Shacabka Sanad Dakhliyeedka kAsoo wardoona?

15/10/2024

Hala share gareeyo Postiga

15/10/2024

KU.Xafiiska Beeraha Degmada Harshin.
Hanaga wada Jaro kaararka yaree
Uu MarKa Horaba Silciyee uu
Nafar Nafarka Kasoo Reebay
Bulshada Haka Wada Jaro
Yaan Lagu Wada Hadlin
Eedu Xafiiska Habi Haraacdee?

03/10/2024

Bulsho Baahi Haysato Birmadna Ubaahan
Ku .xafiiska maamulka xarshin
Magaaladan Waa cafuuflay center
Kamida Xarumaha Bariga Kuwooda
Sanad Dakhliyeedka marka ladoonaayo
Si Hagarla aana Ubixisa Hadana
Marka Mashaariicda Laqaybinayo
Ka aradan Sidoo Kale Goobihii Aas aasiga
aHaa Sida.Caafimaadka Xanaanada Xoolaha
Caafimaadku isagu waa mid Furan Hadana
Xanuun baabiiye MaYaalo maxaa sababay
Ma Xafiiska Caafimaadkaa Daawada iibgeeya Hadaba Say wax Ujiraan...?

Photos from Dhalinta cafuuflay's post 13/07/2024

Centerka cafuuflay Deg.Harshin
Cilad Kutimi Transfamerka laydhka
Ayaa uga bakhtiisan mudo sanada
Sidoo kale Anteenada ayaan iyadana
Lagu Haynba degmada Harshin waxan
Kacodsan laHayn Cabashooyinkeeda inlagudbiYo wabilaahi tawfiiq

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Addis Ababa