Farda awliyo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Farda awliyo, Health/Beauty, Addis Ababa.
01/09/2022
Taliyaha guud ee ciidanka xooga gaarka ah ee DDS General Abdi Ali Siyaad (Gafaydhe).
05/08/2022
"Deeq Biyo Dhaamiyaal Ah".
Gobolka Afdheer ayaa Biya dhaamiyayaal ugu deeqay Gobolada Kale ah Shabelle iyo Qoraxey. Booyadahan oo ah kuwa wax yar la’isticmaalay. Taayaradooda cusub yihiin ayaa loo qorsheeyay inay biyaha u dhaamiyaan shacabka ku nool Gobolada aan kor ku soo sheegnay. AFdheer waxay balanqaaday Gobolada kale sida Jarar, Dollo iyo Nogob, inay iyaguna heli doonaan Booyadahan oo laga qabsaday Argagaxisada Alshabaab. Degaanka ku soo duushay. Ciidanka Liyuu police Guul.
04/08/2022
madax wayne ku sheega soomaaliya kan alshababka ama wasiir ama god ku qari hadanahay liyuu bolis kuwi soo jeebeeeyo unbaan nahay💪
04/08/2022
Intaan wadku ihelin Adaan heegan kuu Ahay
Howl kar laguday daan Ahay haha maatidaan Ahy
anagu hadaanahay liyuu boolis waxan amin sanahy
in ciidaan naga guulaysan karo aanba aduunka laga helaynin shacabkygow💓💪
03/08/2022
madax wayne mus tafe ayaa cidanka liyuu booliska u balan qaday inuu soo celin doono dirayski h**e ee lagu bartay💪
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Addis Ababa