Banka Qoraxey web
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Banka Qoraxey web, Beauty, cosmetic & personal care, 124, Addis Ababa.
26/11/2022
Saadaali oo ku guulayso $50 oo Premier Wallet ah, ciyaarta caawa dhex mari doonta Argentina Vs Mexico.
F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. Like saar page-ka,
2. Share-garee.
3. Waa in aad lahaato ama aad sameysato Premier Wallet.
4. Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.
26/11/2022
Qatar World Cup 2022
Sadali kulanka Saudi arabia vs Poland oo ku guulayso 50$
shurudahana buuxi
1 : halmar sadali ciyarta
2 : Page kaan Somali Special TV follow dheh
3 : Shere garee postiga
26/11/2022
Subax Wanaagsan Macmiil,
Waxaan kuu rajaynayna in dhamaadka todobaadkaagu qurxoonaado.
Tijaabi Nasiibkaaga ciyaarta Saudi Arabia iyo Poland oo ku guulayso 4GB internet ah:
1. share gare postgan
2. nagula wadaag malahaaga dhamaadka ciyaarta commentga
Comment ga ugu horeeya ee saxda ah ba ku guulaysan doona abaalmarinta.
Nasiib Wanaagsan.
Rays MicroFinance Institution
09/10/2022
Saadashu waay xidhantahay ciyaarta waa labaastay ha isku dayin edit in aad sameyso
Saadal kabixi ciyaarta oo ku guuleyso 500 daqiiqo kuhadal ah (500 minute monthly voice package)
Sponsarka ciyaarta maanta waa Galuun travel agency oo kutaala fooqa ciise mall ee kasoo horjeedka xamda hotel ticketka hab online uga Jaro ama xafiiska ku booqo taleefanadan kala xidhiidh 0910959933 ama 0915119910 sidoo kale visayaasha waxbarashada iyo caafimaadka ayay kaacaawineysaa.
Shuruudaha.
Like saar Page-ka.ama Follow hadii ad kucusubtahay
Share garee qoraalka.
Natiijadana hoos ku qor.
Saadaalintu waxa ay ku egtahay marka ciyaarta la baasto ama ay bilaabato hadii asxaab badan ay saadalinta isku mid ka noqdaan waxaa ku guleysanaya abaalmarinta qofka ugu horeeya ee saadaaliyay ciyaarta.
Nasiib wacan
Tartanka: Premier League
Ciyaarta :Arsenal vs Liverpool
Garoonka: Emirates Stadium
Wakhtiga: 6:30 fiidnimo xilliga geeska Africa
Garsoore: Michael Oliver
Ciyaarta marka ay dhamaato kadib waxaa.jira dad edit sameeya hadaba qofki edit sameeyaa waa la arkayaa meesha ayay kusooqormeysaa hadaba qofka edit sameeya nooca ay ahaataba abaalmarin nagumamleh
02/05/2022
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Telephone
Website
Address
124
Addis Ababa