Mustafe caska
Voice
Of
Voiceless
08/03/2025
Waxaa magaalada marqaan kusoo wajahan
Ama kusoo food leh wiigan gudihiisa solarkii 24 saac kaaso gabi Ahaan ba Aad loga faaiidaysan doono waana dhaliyaha tamarta cad ceeda ( solar project's) yado gabi Ahaan ba lasoo wado shubka laydhka Ee lo yaqaano ( MV, poles ) waa in diyaar garaw usii galan shacab waynaha Reer marqaan
Maamul, cuqaal, dhalinyaro iyo wax garadka kalaba ( gacmo wadajir bay wax ku go yan )
Waa Najiibe oo cabiray dareen kiisa siyasadees
isagoo kasoo hor jeeda heshiiska soomaliland iyo khaatumo. Mustafe caska✍️
28/12/2024
Garaad kulmiye Garaad Wil-Waal oo ay weheliyaan odoyaal dhaqameedka deegaanka soomaalida ayaa mudooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada laascaanood, si xal looga gaadho colaad Khaatumo iyo Somaliland, isla markaana loosii dayn lahaa maxaabiista labada dhinac.
Garaad Kulmiye oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in labada dhinac diyaar u yihiin sidii nabad loogusoo dabaali lahaa, hawlaha u dhaxeeya SSC Khaatumo iyo Somaliland.
mustafe caska ✍️
Ma is leedahay caanka gobalku wax jaasa buu, la hadhay habaynkas Bal hal eray uso qor😁👊
06/12/2024
Guul xulka dagmada buuhoodle 👊
22/03/2023
xurmadle
20/01/2023
Nafta oo aad la saaxiibtaa waxay kugu abuuraysaa kalsooni farabadan oo aad ku qaabisho mawjadaha kala gedisan ee kusoo maraya.😘
Habayn wanagsan Sxbdeyda Aan Hlkan ku sxbinay 🙏
11/01/2023
Quluub adaga namiimku qalbina maleh xasidiintu😆
05/01/2023
Sool s.s.c?
02/01/2023
Gurmadka kasocda laasacanod soomaalia📷
iYo ladagaalanka dawlada dhiiga shacabka cabtay ee sNm?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Addis Ababa