QDsomiligalbeed
Employment not
Somaligalbeed haguulaysato
12/08/2022
Waa guul qaran madax wayne talaabo qaran qaaday maante halkaas kasiiwad howkaha aabo
Madaxwayne Mustafe Cagjar Wuxuu Sameeyay Qorshe uu Iskaga Jeediyo Indhaha Shacabka
Waxaan Ognahay Xasuuqa Ay Ciidanka Canfarta Iyo Qaar Kamid Ah Ciidanka Militariga Ay Ka Gaysteen Galbeedka Gobolka Sitti Waxaa Lasheegayaa In Saddex Cisho Kahor Ay Go’duun Galiyeen Ciidankii Liyou Policeka Deeganka Ee Ku Sugnaa Aagaas
Waxaa Kaloo Nasoo Gaadhay In Ciidankii Kusugnaa Aagaas Xadka Canfarta In Lala yahay Mooyee Intii Kale Ay Ku dhinteen Dagaalkii Ay Ku Soo Qaadeen Canfarta Iyo Militariga Itoobiya
Maamulka Somalida Majiro Cid Ka Hadashay Arrinkaa Oo Shacabka U Cadeeya Waxa Saxda Ah Ee Kajira Galbeedka Sitti Markaas Buu Madaxwayne Mustafe Cagjar Wuxuu Sameyay In Oo Shacabka Iska Jeediyo Wuxuuna Magacaabay Hogaamin Cusub Wuxuuna Xilka Ka Qaaday Hogaankii H**e Ee Ciidanka Shacabkana Wuxuu Ku Mashquuliyay Hampalyo Hampalyo Iyo Wax Aan Meesha Oolin
Hampalyada Ha Inoo Danbaysee Jawaab Cad Shacabka Halaga Siiyo Xasuuqii Ka Dhacay Galbeedka Gobolka Siti
Ibrahim Atosh
Qorahay Media
10/08/2022
QDsomiligalbeed Employment not
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Africa
Addis Ababa
JIJIGA