Wacadraha Adun

Wacadraha Adun

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wacadraha Adun, Health/Beauty, Bb, Addis Ababa.

12/08/2021

BBC News, SomaliU gudub qaybta macluumaadka

Qaybaha

War

Ganacsi

Cayaaraha

Muuqaal

Barnaamijyada Idaacadda

Barnaamijka Baafinta

Guurka: Ma kufsi ayaa lagu tilmaami karaa haddii ninka uu xaaskiisa qasbo?

12 Agoosto 2021, 16:10 EAT

Waa la cusbooneysiiyay in 13 Saacadood

Qoraalka Codka,

Culimada qaar maxay ka dhaheen in "ninka haddii uu xaaskiisa qasbo ay tahay kufsi"

Waxaa baraha bulshada Soomaalida qabsaday hadal ka soo yeeray gabadh lagu magacaabo Fatxiya Cabsiiye oo ka dooda arrimaha la xiriirira dumarka oo ku saabsanayd in lagu tilmamai akra iyo in kale kufsi haddii uu inka xaaskiisa xooga.

Xilli ay waraysi siinaysay mid ah warbaahinta maxaliga ee ka howlgala Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbanaannida ee Somaliland ayaa waxay sheegtay in" haddii ninka uu xaaskiisa qasbo ama si xoog ah ugu tago loo arki kara kufsi."

Hadalkan oo muran badan ka dhaliyay baraha bulshada waxa ay diinta Islaamka ka qabto iyo arrimaha la xiriira isla qodobkan ayaan ka waraysannay Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan, oo ka mid ah cullimada Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

Cusmaan Muuse oo ka mid ah dadka isticmaalaha baraha buslahda ee arrintan ka hadla ayaa yiri, "Dhaqanka qoraya hadii lays khasbo waa kufsi Diinteena kuma jiro waa dhaqan reer galbeed!, labada is qabana midkasta Diintu waxa ay siisay xuquuq u gooni ah oon dulmi lahayn!"

Culimada qaar maxay ka dhaheen arrintan?

"Dadka ka hadlaya arrinkan k**a aysan hadlin dhaqanka Islaamka, laba qof oo is qabta oo xalaal isku ah, kufsi lama yiraahdo maxaa yeelay kufsiga marka la qeexayo, waxaa la yiraahda waa isku qasbid la isku qasbo laba qof oo aan xalaal isku ahayn oo mid ka mid ah uusan raali ahayn", ayuu yiri Sheekh Cabdi Xayi.

"Marka laba qof oo lammaane ah oo si xalaal ah isku qaba wixii dhexmara ma lagu tilmaami karaa kufsi? waa maya, la mana dhihi karo waa kufsi, mana haboona in la hadal hayo arrinkan, sababtoo ah Soomaalideena dhaqankeeda wuxuu yahay in laga xishoodo arrimaha la xirrra sariirta qoyska,"

01/04/2021
23/03/2021

SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

Photos from Wacadraha Adun's post 16/04/2020

Waaa Dh

07/02/2020

dibidhal da'daukuqayili dhawr😥😥😥😥😥

Yaab! 👈
Fadlan page ka kusobir
Like dheh sii share dheh

07/02/2020

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Bb
Addis Ababa
Z