ADDO Prosperity
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ADDO Prosperity, Health/Beauty, Addo, Addis Ababa.
01/05/2025
11/04/2025
09/01/2025
Muwadin kaqeyb qaado dhismaha qeybta lafaha ee filtu general hospital
Mahadsanid
ADDO prosperity
22/09/2024
Waxaan dhaman umada walalaha ee gobolka liiban degan ugu baaqaya in lagawada shaqeya nabada iyo xasiloonida waayo gobolka waxa lagu aqaana ama caan ku yahay nabadgelyada sidaa daraaded wax Jira dad neceb inuu gobolka nabad ahaada sidaa daraaded waxay jecel yahiin inaay isku diraan walalaha nabadgelyada usaxiibka ah Kuna caanka ah isjaceylka
Liiban waan nabad waayna ahaan doonta
13/08/2024
Taarikhda ayaa xusi doonta waxqabadka madax xafiisedka waxbarashada degmada filtu oo maanta xaflad sagoontin loo qabtay
13/08/2024
"Kursiga waa merto "waxaa si farxad iyo damashaad ku dheehan tahay ku sogootinay m.xafiska waxbarshada deg filtu manta ooy tarikhdu tahay 7/12/16e.c
Waxaana u rajeynaynaa in uu meel ka qeyr badan in uu Aleu sahllo
29/06/2024
Filtu : waxaa ka furmay shirka qiimaynta warbixinta waxqabadka SM 2016 ee degmooyinka Gobolka Liiban.
Qiimaynta oo ay soo xaadireen hoggaaminta degmooyinka ayaa waxaa Furay Gudomiyaha Gobolka mudane Cabdulahi Yusuf Cali waxaana Xooga lagu saari doona Waxyaabihii ka qabsomay dhanka dakhliga, shaqo-abuurka, adeeg Bixintq bulshada, dalag iyo daryeel, nabadgalyada iyo arrimaha xisbiga.
Guddoomiyaha gobolka ayaa maamullada degmooyinka faray in ay si cadcadaan leh usoo bandhigaan waxqabadkooda.
27/06/2024
Munaasabad abaalmarin lagu gudoonsiinayay xubnaha xisbiga ee shaqo wanaaga muujiyay iyo bulshada sida fiican uga qaybqaadatay adeegyada horumarka ayaa lagu qabtay madasha shirarka ee degmada Filtu.
Munaasabadan oo lagu abaalmarinayay xubnaha hormuudka ah ee dhanka adeegbixinta bulshada, arimaha xisbiga, dakhli-bixinta iyo dhanka waxsoosaarka beeraha oo ay kasoo qaybgaleen bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa ka qabsoontay magaalada Filtu.
Waxaana abaalmarino kala duwan la gudoonsiiyay xubnaha waajibaadkoodii shaqo sidii loogu talo'galay ugutay iyo bushada qaybihii sida wanaagsan uga qaybqaatay dakhli-bixinta, arimaha xisbiga, waaxsoosarka beeraha iyo adeegyada danta guud.
26/06/2024
Degmada Dollo Ado
Waxaa maanta oo tarikhda tahay 19/10/2016 Degmada Dollo Ado lagu abalmaariyey Shahada Sharaf
1. Shaqaalaha Dawlada oo ugu firfiroconaa
2. hayadaha ugu waxqabadka badanaa
3. Hogaaminta ugu firfiroconaa
8. Xafisyada ugu shaqada badanaa
9.Beralayda ugu waxsoosarka badan
10.Xubnaha aad ugu qeybqatay nabadgeliyada ee magalada Dollo(Rondooyinka)
11.Dakhatirta Isbitaalka ugu firfirocoon
12.Qabalayaasha ugu modelsan
Shaqaa dhaqaaqday
24/06/2024
Degmada Dollo Ado
Maanta oo tarikhda tahay 17/10/2016 Waxaa Xafiiska Ariimaha bulshada iyo Iskashatooyinka ay qeybiyeen gaariga dadka baahiyaha gaarka qabo taasi oo aheeyd mid aay baahi weyn uqabeen dadka bahiya gaarka qaba
Hormarka ha waaro
23/06/2024
Waxaa si rasmi ah saaka magalada jigjiga uga bilowday doorashada 6aad ee ku celiska ah ee musharaxiinta golaha xildhibanada heer deegaan ee maamulka magaalada Jigjiga.
Doorashadani oo aay ku tartamayaan xisbiyo badan iyo xubno musharixiin madax-banaan ayaa shacabweynaha ku dhaqan xaafadaha magaalada jigjiga waxaay saaka 6dii aroornimo udareereen goob doorashooyinka magaalada si aay codkooda udhiibtaan.
Doorashadani oo kamid ah doorashooyinka ku celiska ah ee saaka sida rasmiga ah uga biloday qeybo kamid ah dalka ayaa magaalada jigjiga waxaa laga codeynayaa 123 goobdoorasho iyada oo aay ku loolamayaan xisbiyo badan iyo musharaxiin madax banaan kuwaaso maamulka magaalada Jigjiga ku matali doona golaha xildhibanada heer deegaan ee DDS.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addo
Addis Ababa