Dr Xasan cabdilahi dahir dhiirigeliye
Oky
A❤Y
Hasan dhiirigeliye
A❤N
Hasan dhiirigeliye
A❤M
Hasan dhiirigeliye
04/06/2023
04/06/2023
💕❤🌛🤩💑📿
04/06/2023
Noloshu waxay ku macaantahay in aad ahaato qof daacada oo qalbi saafi ah leh.
Waayo nolosha kuma qurux badna beenta iyo khayaanada
04/06/2023
Rasuulka ilaahay N N k h
Wuxuu yidhi midkiin in madaxa lagaga tolo irbad bir ah ayaa uga khayr badan in aad gacanta iska salaantaan qof aad ajaanib kala tihiin
04/06/2023
Wanaag ku badel xumaan kasta dhool cadde goorti aad murugaysantahay ku qanacsanaw halka aad joogto iyo waxa aad haysto had iyo jeer cafi cid kasta ogow dadku waa is badelaan qaladaadna waa dhacaan
Lkn xasuusnow noloshu way soconaysa
04/06/2023
Aabo waa qofka kaliya ee aan aduunka innooga ah dayr aan dhaxanta ka galno oo duruuf kasta innooga ah dayr oo aan marnaba inna dareensiin gaajo Ilaahow aabo noo daa noona xafid aduun iyo aakhiraba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Dire Dawa