Hämžè Æbdí Ląhï

Hämžè Æbdí Ląhï

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hämžè Æbdí Ląhï, Health/Beauty, Jijiga.

Photos from Hämžè Æbdí Ląhï's post 13/02/2025

Hambalyo!!! Aroos!!} waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah halkan uga dirayaa lamaanaha qiimiga iyo qaayaha badan kuleh akteeyda. "Carafo abdirashid iyo muxumed ismacil

Photos from Hämžè Æbdí Ląhï's post 24/01/2025

Waxaa maanta xadhiga laga jaray guryo wadareedka magalada shabeelay oo ay fulisay wasaarada waraabka iyo dhulka joogiisu hooseeyo ee JDFI.

Munaasibadan Xadhigjarka waxaa ka soo qaybgalay wasiirka waraabka iyo dhulka joogiisu hooseeyo Dr Abram Belay, wasiirka xafiiska madaxwaynaha DDS Mudane Xuseen Qasim PHD, wasiirka wasaarada Waraabka DDS Mudane Faatax Maxamed Faatax, wasiirka xafiiska biyaha DDS mudane Xasan maxamed, wasiirka xafiiska Horumarinta magaalooyinka Iyo dhismaha DDS mudane maxamed Naaji, Maareeyaha mashruuca Dalxiiska Mudane Axmed Shukri xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

Guryahan oo ka kooban 12 guri ayaa lagu wareejiyey 12 qoys oo bulshada shabeelay ah kuwaas oo dib u dajin loogu sameeyey xarunta magalada shabeelay, waxaa kale dhawaan la dhisi doonaa guryo wadareed 60 guri ah hadii eebe idmo.

21/01/2025

Hanablyo hanablyo dhamaan shacabwaynaha ree DDS waxan leyahay bagaad nabad ku soo gaadhen maalintan ahmiyada wayn inoo leh

19/01/2025

Maalinta xuska deeganka aad iyo aad ayaan u soo dhawynynaaa 23 janu wan sugi laa nahay

01/11/2024

WSLF ONLF NASRU LAAH dhamaan tood waa halyeyo waa runtii waxkle uma dagaalamayn ee sharafta deeganka ayay u dagaalamayeen

25/04/2022

Galab wanagsan asxbta qaalig ah

Ramadan kareem

Eid coming zoon

Photos from Hämžè Æbdí Ląhï's post 20/02/2022

Habeen wanaagsan asxbta qaali

31/12/2021

🕌🕌🕌🕌 Jumce wanaagsan🕋🕋🕋🕋🕋

Photos from Hämžè Æbdí Ląhï's post 06/09/2021
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00