Muscab matan page
cadaalad iyo sinaan
Qandaraasyadii yoocaale ma 3nin oo fb waxka amaanta unbaa lasiiyay,hadaba wXaalaheli 10k ootooshka kuifisa
Shacab islaynaya hadii aad aragto waa astaanta dwlad xumida
Mw mustafe guud ahaan nidaamka uu wax umaalo ayaan ahayn mid shacabka dds qancinkara
Addigoo mushkilladuhu
Madaxaaga daasheen
Oo dantaada murugsani
Run la'aan u maggan tahay
Hadii Cishaba mawduuc
Qof muraadli soo dhiggay
Dareenkaaga maamulo
Ood muran u joog tahay
Saw ma tihid qof maankiyo
Maskaxdiisa loo dhacay
Muhmal iyo waxaan jirin
Saw markhaati k**a tihid
Ramdiin kariim
Abwaan axmed
31/03/2023
Madaxda dhawaan dawlad deegaanka soomaalida
cabdicadil xasan doctor siraaj aden
Soo dhawaada jaalayaal
27/03/2023
Jumca mubaarik saliga nabiga (scw) ninkii kusaliya alle iyo malaaigtiisa ayaa kusaliya
Khayrka bisha ramadaan alloow nasii aamiin yaarabi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Jijiga