Hamda Ahmed
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamda Ahmed, Health/Beauty, 1224, Jijiga.
09/05/2021
Waa Maxay Sababta Ku Kalliftay Guuto Ka Tirsan Ciidanka Yahuuda in ay isugu tagaan Hal gabadh Oo Muslimad falistiinyat ah..?
Eheladeena iyo Walaaladeena Reer Qudus : Xaalado Aad U Murugo badan Ax Ax Ax. ðŸ˜ðŸ˜
Waxaan Allah Hortiis Ku Xujeeysanahay in Aan Ka Caajiznay Wax U Qabashada Iyo Difaaca Walaalahen Reer Qudus Xitaa Waa innaga Waayeen Hiil Muslimnimo iyo garab istaag.
Xitaa Haddii Aan Karin Weeynay Ka Dowlad iyo Shacab ahaan Inaan U Gargaarno Dadkaas
Bal Kaalay Aan Ku Caawinee Duco iyo Habaar Aan Yahuuda Habaareeyno.
《 Allow Waxaan Ka Cabaneeynaa Awood darideena iyo Xeelad Xumadeena
Kuwa La Daciifaado Rabbigooda Waa Adiga Ee Rabbiyow Ka Xafid Xaasidiinta Xoog Ku qabsaday Dhulkaaga barakeysan Al-Qudus.
Allow Walaalaha Ku Dhaqan Masjidka {Al-aqsa} iyo Hareerihiisa iyo Kuwa iska iska difaacayo gaalada Allow Adiga Ayaan Kuu dhiibanay Amaanadooda》.
Allow U gargaar Ehelkeena Reer Qudus La jirkooda Noqo , Allow gomadahooga Xaqa Ku Sug , Allow Aragaaga Ku Xafid Aan Seexan
Allow Yahuud Umadda islaamka Ka qabo Allow Tiro Ahaan Ku Koob , Dhamaan Wada Halaag Hal gaal Oo ayaga ah Haka tagin , Allow Ku Soo Daji Cuquubadada iyo Cadaabtaada Naga Tus Awoodada Cajaa`ibta leh.!!
Dhaaman Aan Samada Ku Mashquulino Ducada iyo Aamiinta ؛اللهم أنصرهم نصرامؤزا"
W/Q: Uataad Saciid Cusman Xaji Xassan:
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
1224
Jijiga
6336