Beelwaynta ciise
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beelwaynta ciise, Health/Beauty, Dire dawa, Jijiga.
Xildhibaan farxaan ahmed cumar ayaa dhaliilo waawayn usoo jeediyay .....
Xeer Ciise
Oral Customary laws
Of Somali-Issa Communities in
Ethiopia,Djibouti,Somalia
01/12/2024
Haweenay soomaaliyeed oo wadaatay 2 caruur ah ayaay maleeshiyaadka Canfartu ka qafaasheen nawaaxiga saldhigga madax riyaada ee degmada daymeed 2 maalood ka hor, sida ay sheegeen dadka deegaanku.
Haweenyada ayaa la sheegay in ay xoolo la jogtay aggas, islamarkaana ay gacanta ku dhigeen maleeshiyaadku, Waxaa lagu soo warramayaa in la geeyey magaalada Cadaytu, iyaada iyo caruurtiba.
Dhacdooyinkan oo kale waxay sare u qaadayaan walaaca ku aaddan ammaanka dadka rayidka ah, iyo sidaa maleeshiyaadka Canfartu ay mar walba dhibaatooyinka ug geysanyan shacabka xoolo dhaqatada ah
ከሁለት ቀናት በፊት ነበር የአፋር ቡድን ከደሚድ ወረዳ አንዲት ሶማሊ ሴት እና 2 ልጆችን ያገተው።
እኚህ እናት እንስሳትን ሲጠብቁ በአፋር አሸባሪ ቡድኖች ታግተዋል።
ይህ አይነቱ ክስተት የህዝቡን ደህንነት አደጋ ላይ የሚጥል ሲሆን የአፋር ታጣቂዎች ሁሌም ትርምስ ይፈጥራሉ።
23/04/2024
Sheekh Mustafe oo la waydiiyey Doorashooyinka Somaliland ayaa ku jawaabay sidan👇
Waar anigu doorashooyinka k**a hadle Umadda waxan leyahay ilahay ka baqa.
26/08/2022
26/02/2022
Dagalkeee ayuu nabigu jiray?
Su all wacan insh allah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Dire Dawa
Jijiga
DIREDAWA