Buli Marketing

Buli Marketing

Share

Waa Safxad loogu talagalay in lagu soo bandhigo Shay walba oo iib ah si sahlana aad uga iibsan karto

17/11/2021

Habeen wanaagsan

24/02/2021

Macmiil Buuggan aadka u xiisaha badan ka dalbo, kana iibso Barkaat Book Shoop muqdisho.
waa $5
xidhiidh +252 6 8523000
Call & Whatsapp.

Meel kale hadii aad joogto waan kuu soo diri karnaa.

23/02/2021

Macaamiisha sharafta leh waxaan idiin haynaa
Buugan la magac baxay Waddada loo maro Guusha.
waxuu kuugu diyaar kuugu diyaar yahay book shop muqdisho, waxaa sidoo kale laguugu keeni:
.
.
.
.
.
.
.

meelwalba ood ka dalbato.

Ka dalbo Buli market.
Ama numbaradan hoos ku xusan:
+252 6 8523000.
+251925005509
Call & Whatsapp

30/01/2021

Ugu dambayn waxaan soo gaadhnay farxaddii qalinjabinta jaamacadda, taasoo aan in badan sugi jirnay, una haysanay inay tahay Albaabka wayn ee laga galo faxadda nolosha, Caalamkiina wuxuu inoo ballaqay albaabadiisii waasica ahaa, waxaana inoo rumawday riyadeennii aan ku taami jirnay muddadii dheerayd.

Lkn intaynaan dhadhamin midhahii guusha waxaa in badan innaga horyimaadda oon madaxa ku dhufanna waaqica dhabta ee khadhaadh ee ay nuloshu ku dhisantahay, taasoo in badan ka duwan middii aan ku taami jirnay, waxayna inoogu muuqataaba mid aan xaqiiqaba ahayn aadna uga duwan middii aan maanka ku haynay, maskxadeenna waxaa ku soo dhacda su' aalo ku saabsan waaqican miyaan ka soo weecannay dariiqii saxda ahaa ee loo mari jiray noloshii!.

Haddaba buuggan la magac baxay "Waddada Loo Maro Guusha" ee uu qoray Qoraa maxamed muxumed ayaa kuu tilmaaya dariiqa saxda ah ee loo maro guusha iyo noloshaba.

Waxuu fahansiinaya Buugani: xaqiiqada guusha iyo qaabka lagu gaadho, nolosha iyo qaabka loo maareyo, waxbarashada iyo qaabka lagu doorto, shaqa iyo midda laga shaqeeyo, mawhibadda Allah ku siiyay iyo qaabka aad u dareemi lahayd waxaad ku fiicantahay, qisooyinkii kuwii guulaha gaadhay, iyo faaiidoyin kale oo farbadan.

Buuggan maalmahan ayuu kuugu iman doona gurigaaga insha Allah qiima ku wanciya.

Ku xidhanaw boggeena facebooga ee Buli marketing kana codso mee kasta od joogto.

Ka dalbo numbarada Whatsappka.+25268523000 somalia
+251925005509 Ethiopia

Like saar bogga siina shargaree walaal adoo mahadsan

Photos from Buli Marketing's post 27/01/2021

Malab saafi ah oo iibaha.

Jigjiga ayuu kuugu diyaar yahay.

Laga keenay Baali.

Qimuhu jeerigaanka ama 20 litir waa 7500 Bir. 145$
Wixii dheeiya kala soo xidhiidh.

+251925005509
Call & Whatsapp

23/12/2020

Asc Galab wanaagsan Ree Buli Marketing

18/12/2020

Waa tusbax kuu tirinaya Adlaarta fudad iyo quruxna idku darsaday waxaad ka heli kartaa BuliMarketing

Qiimahu waa 500 bir
La soo xidhiidh.

+251925005509 call & Whatsapp

17/12/2020

Buli Marketing waydii wixii aad waydaba

Photos from Buli Marketing's post 17/12/2020
16/12/2020

Laptop Iib ah

ThinkPad Laptop ah
HardDisk: 500GB
RAM: 4GB
Procesor: 3.00
Qiimaha: 17,000 Birr

Waa laptop cusub laga keenay Maraykanka bacdiina kutaalo.
Qiimaha uu suuqa ka joogo waa 26,000 Birr.
Lasoo xidhiidh Buli Marketing
Jigjiga , Qabaleega 4aad , SomNet Technology kasoo horjeedka Shaaha Ninka.

Photos from Buli Marketing's post 15/12/2020

Ka dalbo Buli Marketing

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Jijiga