Apdi aziz mahamed

Apdi aziz mahamed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Apdi aziz mahamed, Health/Beauty, Jijiga.

19/03/2022

Inbadan ayeey iska Garab Ciyaaren isku xul isku koox,Xamse mahad iyo Bilaal ,lakiin manta way iska
Soo horjeedin midba midka kale ayu cadaadis sarayay.

Kasoo qaad Ronaldo iyo Marcelo oo iska Hor yimid.

Waayaha kubadda Cagta ayaa sidan ah .

Geedka Nabada

Photos from Najiib Jarane's post 16/03/2022
Photos from Somali Prosperity Party-ብልጽግና's post 13/03/2022
Turkiga oo jawaab ka bixiyey codsi dhex istaajin kara colaadda Ruushka-Ukraine (Muxuu dhigayaa heshiiska Montreux Convention oo la qoray 86 sano kahor?) 27/02/2022

Turkiga oo jawaab ka bixiyey codsi dhex istaajin kara colaadda Ruushka-Ukraine (Muxuu dhigayaa heshiiska Montreux Convention oo la qoray 86 sano kahor?) (Ankara) 25 Feb 2022 – Turkey ayaa kasoo jawaabey codsi ay shalay u jeedisey Ukraine oo ku saabsan inay maraakiibta dagaalka ee Ruushanka ka xiraan marinnada Bosphorus iyo Dardanelles. Danjir…

Photos from GNN - TV's post 26/02/2022
26/02/2022

Wa lamane ukaladhashay dalka russia iyo ukrain
Oo kaxun colaada kadhaxayza dalalkoda

Waa lamaane u kala dhashay Russia iyi Ukraine oo goob fagaaro ah ku soo bandhigay sida ay ugu xunyihiin colaada ka jirta dalal kooda.

Labo jeyl dhab ah dhexyaal sina umakala jarmaan❤

Maraykanka oo xayiraad kusoo rogay shakhsiyaad lagu eedeeyay dib u dhaca doorashada Soomaaliya 26/02/2022

Maraykanka oo xayiraad kusoo rogay shakhsiyaad lagu eedeeyay dib u dhaca doorashada Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii mamnuucday in mas’uuliyiin iyo shaqsiyaad kale oo Soomaali ah ay u safraan Mareykanka, iyadoo ku eedeysay inay "waxyeeleynayaan hannaanka dimuqraadiyadda" Soomaaliya. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Mareykanka uu soo...

21/02/2022

😜

Category

Website

Address


Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdi aziz mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Jijiga.