Ciyaaraha

Ciyaaraha

Share

Sport, ciyaaraha

26/07/2026
Photos from Ciyaaraha's post 11/07/2026

Macalinka 1aad ee kooxda horyaalka kubada cagta ee gobolka Siti macalin Farax Cali Bare
Waa ninki ka dambeyey guusha gobolka siti

Macalin faarax wuxuu soo hogaamiyay kooxo kala duwan oo ka aas aasan magalada Dire Dawa macalinkan wuxuu xirfad badan u leeyahay laylinta kooxaha kubada cagta isago wakhti xaadirkan gacanta ku haya kooxda kubada cagta ee 20 jirada Dire kanama

Hambalyo coach horey soco

01/07/2026

Cristiano Ronaldo ayaa iska leh koobkaan Adduunka 2026 waxba yaan la isdaalin ayuu yiri:" Nana Kwaku Bonsam sixroolaha ugu wayne Afrika.

18/06/2026

ISKU AADKA TARTANKA 13AAD EE KUBADDA CAGTA GOBALADDA DDS ..

A: Qoraxey • Jarar • Liban • Erer
B: Afdheer • Doolo • Siti • Nogob
C: Shabeelle • Dawa • Faafan.

Photos from Ciyaaraha's post 13/05/2026

KALIYA 10-Second ayuu u jiray horyaalkisii ugu horeeyay iyo kii ugu horeeyay kooxda NASSR tan iyo sanadkii 2018-19

Kaliya hal guul u baahanyahay All hilaal lugaha nasiidaa

Category

Address


Harar Kela
Jijiga