Hiredaahir

Hiredaahir

Share

hire
daahir

14/07/2024

Naxariista alle

22/06/2024

♻️ . Wax walba waxad ogaataa wuxuu ku yimaada ama tiirasha guusha ka mid ah

Dhabar adayg iyi sabir

🌷. Sabirka waa wxa kaliya ilaahay ajarkiis qof siinayo bilaa xisaab

🔰 waana sadex qaybood
1 . Inaad ku sabirto cibadada ilaahay iyo dhibka aad u marayso inaad u sabirto

2. Waa inaad ku sabirtaa qadarka ilaahay ee kugu dhacaya waad xanuunsan waxay u baahanthay inad ku sabirto qof waalidkaa ah ayaa xanuun ama dhiman inaad ku sabirto weeyaan
Aduunka intaad joogto dhib badan ayaa kugu dhici doona sida gaajo walwal iyo walbahaar murugo lkn. Adkayso xag rabbi u noqo

3. Waa inaad ka sabirtaa oo aad adkaysi ka yeeelataa xumaanta iyo macaasida swt wixii ilaahay kaa reebay

🔹 Mar walba naftaada u sheeg inuu ilaahay la jiro kuwa sabra
إن الله مع الصابرين

25/05/2024
08/04/2024

SABAR

-Hadii ay maanta kaa jajabantahay bariba waa maalinkaaga

Hal
Mid ogow aduunka ayaan maalin walbo farxad iyo dhamaystirnaan ayaan rabaa hadad dhahdo sida aduunka allah u uumay ayaad ka hor imaayasaa waayo meshan adunka ma ahan mesha dhamaystiraanta ee waa daarul imtixaan

-Hadii aad rabto in aad hesho farxad joogto ah meel kale k**a helaysid aan xuska allah ka ahayn ❤️

08/04/2024

Dhamaan qofkasta Oo jacel kuu qaba wuu isbadalaa lkin waxa jira qof aan isbadalin waana waana qalbiga hooyada iyadu markasta. Waxay kuu qabtaa jacel allahayoow hooyooyinkeen u. Naxariiso inta dhimatay inta noolna noo xifdi amin.

06/02/2024

♻️وقفة مع الآية🌷
✅ :قَالُوا سُبْحَانَكَ لَا عِلْمَ لَنَا إِلَّا مَا عَلَّمْتَنَا ۖ إِنَّكَ أَنْتَ الْعَلِيمُ الْحَكِيمُ
☑️maaligta waxay dhaceen rabiyow ayaa xuman ka nazahan yacni (ka wayn oo ka sareeya ) cilmina ma lihi ilaa wixii aad na bartay adiga ayaa ah mid cilmi badan oo falsan [Xakiim ah ]

🌷cilmiga ilaahay ayaa bixiya hadaad cilmi rabto waydiiso ilaahay
bini'aadam ayaa tahay waxba magaranaysid si aad uga baxdo jaahilnimada ilaahay waydiiso

➡️waligaa iska ilaali inaad naftaada talo saarato oo aad dhahdo kaligay ayaaa wax is bari

⏮ cilmiga iyo qofba inta uu gaadhay ilaahay ayaa siisay sidaad daraadeed waa inaan ilaahay cilmiga inbdan waydiisanaa

🔶ugu dambaynti meesh cilmi dhmaantiin laga helayo waa kitaabka rabbi ha noqdo mid kula jooga mar walba yacni inaad xasuusataa aayadahan quraan meelkasta oo aad joogto dabar wanaagsan oo xumaan dhamaanteed kaa ilaaliya iyo hogaan wanaagsan ayuu kuu noqonayaan oo kugu hogaamiya jannada

30/01/2024

Qof wanaagsan ha unoqon si,ay dadku ku amaanaan Balse uwanaagsanow bilaa sabab adigoon abaalmarin kasugeyn qofna markaas ayaad tahay qofkii saxda ahaa.😯

30/01/2024

Waxaa jira dad aad la kulanto oo noqday kuwo aan la ilaawi karin, laguuguma soo dirin shil, laakiin taa beddelkeeda loogu talagalay inay albaab u furaan nooc ka duwan noloshaada.

Markaad noloshaada ka tirtirto dadka aan loo baahnayn, wax wanaagsan ayaa bilaabi doona inay dhacaan mana ahaan doonaan wax iska yimid.

Dadka kaliya ee xanaaqa markaad xad u samayso waa kuwa qaata foomka gargaarka aanad midna haysan.

Ma aadan qaangaarin ilaa aad taqaanid sida loo wada xiriiro, raali galiyo, run sheeg oo aqbasho xisaabtanka adigoon cid kale eedeyn.

Faham in aanad waxba lahayn wax kasta oo kugu xeeran ay yihiin ku meel gaadh, kaliya jacaylka qalbigaaga ku jira ayaa waari doona

Waxaa jira dad aad la kulanto oo noqday kuwo aan la ilaawi karin, laguuguma soo dirin shil, laakiin taa beddelkeeda loogu talagalay inay albaab u furaan nooc ka duwan noloshaada.

Mararka qaarkood kuwa aan noocaaga ahayn, waa kuwa noloshaada beddela.

Qof baa hadda kugu xanaaqa sababtoo ah waxaad nabad ka dooratay riwaayad iyo fogaanta ixtiraam la'aanta...

30/01/2024

Wuxuu ahaa midkii jaahliga naga saarey midkii xumaan naga dheereyey midkii risaalada keenay yaa kaqiimo badan oo sidiisa uwanaagsan cidna yaa kasharef badan oo magac kufaani kara Qofna waa nabigeeni macalinkeeni rasuulkeeni dhakhtarkeeni muxamad salalaahu calayhi waa salam

Waanu uxiisnay aragtidaadi suubanoow😭❤️

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


45
Jijiga