Abwaanad dhowrzan abdullahi

Abwaanad dhowrzan abdullahi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaanad dhowrzan abdullahi, Health/Beauty, Jijiga.

13/10/2021

Hadii aan kibir bdnhy
amaba aan ahay kadeed
korkaaga ma saarni boowe🤞

18/05/2021

Wali maan u tababaran
tabta loo shukaansada
raga taaha bdn jecel

balaayo idin aragtee😁

01/01/2021

Namiim shaqadiisa waday
Anaase ka neefin waa
Cakuye nacab tiro badnaa
Namiimkuna dulun badnaa

Dhowrzan🖋

19/12/2020

Nafteydan kadeedsaney
Kad kad leyn badanidaa
Kenyana goormaad ka timid
Ood ku kle calmataa dhaqsaba

Hal abuurad

Dhowrzan Apdullahi Osman🖊

30/03/2020

Asc wlladey insha allah halkan wxd kla socon doontaan wax nawada anfaco

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Jijiga