Abwaan rooble talarone
si aan sharuud ahyn
Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Ali Shabeele Cirobe Yare, Hindo Cabdiwali Yusuf, Cawil Cadulqadir Alli Barre, Ahmed Goodir Soowalan, Mahamutt Abdifatah Farah Geelle, Faarax Garcade Caad, Mursal Mohamed, Bashka Siciid Jibril, Cabaas Seed, Cxafid Crisaaq Geele
07/02/2022
QISADAN WAA DHAB GABAYGAN DHUGO HANA DHOOBIN BEEN RUUX BIRI DHIBAYSA SALAMA WADHAMAYSTIRAYAH VISIT VIDEOS STORRY AFTAR RATING
●Kalgacay haduu taaban jiray ruuxna talafsiiyo
●Hadii uu qalbiyo tiigsanjirey aadmi tiradiisadiisa
●Igu taranyay maanka takoor taniyo waagan dheh
■Siciidoy turxaantisiba jiirka wada tiiftay
■Suntizi intay tarantaybay meelkastaba toobtay
■Tamartiyo awoodi kaqaad hanadki taagnaaye
●Wxuu toos ileeyahay saqdhexee oo toore ilaqaad
●Qalan jooyin wxaa tuumano taagan dhinacayga
●Midbu itusmeeyo qofkale waan kataagnahaydhe
■Zidii ruux tabcaanan niyohow takhal goayaaye
■Qofaan ituraynba wadna taar Usoo dirine,ee
■Daren iga tanwaynba ihelay iyo tacadi xoogwayndhe
●Keenada intuu igu toluu dhaanto itumine
●Hadba bur intuu ila taguu tixo sameeyaye
●Ruux iga tashaday buu dhahaa toosan sooqabo
■Taarikhda hadii aan kaqoro tuimarinaaayo
■Ama aan dareenkan tarjumo toduca aanjoogo
■Ilma tabac kasoo oron lahayd adamaha taagan
●Xanaaniyo tabtay igashan taaban caawaba eee
●Anoo taagan say itoogatan tilman kasobixine
●Cidladay itaagtan rabaah inaan tusaaleeeyo
■Garabkeeda anigoon katagin nacab katuuryeya
■Tabtay damacdo anigo lajecel toosan hadafkeeda
■Wuuku toogan waligayn maoran jacaylki toosnadheh
●Tagoogada qofkaaga kujabin taas mafilanayne
●Nacabkaga waykugu tagin tacajab weeyaane
●Zunbay kugu turqaysaah marnaba tashi isma orane
■Tiintaafka dhigiyo markay toos wadnaha gaarto
■Taran caashaq markad mudato xubigu taamgaaro
■Tabti hodan ayay yeelaysa kumaba taahayndhe
●Boodhari qabrigu tiigsaday toosan iiqodani
●Xeeliyo tabay dumar damcaan tiirka nagu geeye
●Tariikh qornaydiyo tab diintu tabinaysey
■Dhagar aytusmaystan waqood tiigsadoo hela eh
■Ana taan ku u,geeraari jirey tayda halakaysay
■Takhaadir dawaysiyo malahan tufiyo shaafiiye
●Malayiinti tagay waahoraa iitusaala a,ye
●Qalanjadu haday tayda garan iilka igu tuurdhe
●Tubti mariye qaysiyo wxii barqab tala,seegay
■Tiradoodi inuu igu daroo igu taqlii
GEERARKI KUMA DAYRIN EEPE WLL HAISLA DAADAGIN DHIIRIGALIN
SHARE FALLOW LIKE SOMALI MAHAM3D IDINKA IDINKA SUGAYA
Gabaygi mudug share iyo like love idinkan idinka fadhiah somali wayn reer mudugna waba gaar
30/10/2021
.⚘⚘GEERAR AAN UGU TALAGALAY .
REER BOOKH ⚘⚘.................................................................
♡Dadkii samahaa tihiin
♡Gobtii samanka tihiin
♡Qureeysh sifalaa tihiin
♡Saliyo dhidib baatihiin
♡Xariir sinjilaa tihiin
♡Dhashii samirkaa tihiin
♡Sifiihi qaranka tihiin
♡Somaali dhaba tihiin
♡Sowrici yuusuf baatihiin
♡Cadliga waaka siman tihiin
♡Xumaanta masahashataan
♡Rafiiq sumcad laatihiin
♡Samaha marna k**a didaan
♡Wanaaga masayrisaana
♡Soceeye ma duudsidaan
♡Cadaawana uma sacabtuntaan
♡Dabuub sadrigaan katimid
♡Haduu afku soobandhigo
♡Bookhay waan idin sitaah
♡Sax iyo khalad kaytahaba
☆Duqaytida saajaca
☆Dhalinta saanqaadka wacan
☆Hurumarkay saadaliye
☆Hadaf ay wada sunteen
☆Hooyinku k**a sadyara🤛💟
☆Socdaal bay ku dhiiriyaan 🤛💟
☆Inay guul soohoyaan 💟🤛
☆Hankay uyar sarakaceen
☆Intuu sinta dhigay markaan
☆Natiijo sookor dhiyey
☆Mugdibay saka uga baxeen
☆Iftiinbay soosahleen
☆Sahwina been kuma tashtaan
☆Siriyo dabar kuma dhacaan
☆Oo korbay isu wada sitaan
🤏 BY ABWAAN TALAROONE 🤏pp
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mudug Gaalkacyo
Jijiga