Amani Skin Care

Amani Skin Care

Share

🌿 Amani Skin Care 🌿
✨be young everyday ✨
✨Healthyskin-Beautifull You!!! Walk with us!
#AmaniSkinCare #NaturalGlow

11/06/2026

Amani Skin Care Clinic waxy idin keentay Adeeg timo beeris ah iyadoo kaashanaysa Bosphorus Dermatology and Aesthetic Center iyado Hada Kahor Lo tagi jiray Melo fog Sidokle waxa ku Adegya Dhakhaatir Turkey ah oo Takhakhus dheer u leh Diwaangalintuna way Socotaa

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

08/06/2026

Ma rabtaa in aad hesho maqaar dhalaalaya oo nadiif ah? Amani Skin Care Clinic waxaan kugu Haynaa la talin xirfad leh oo lagugu caawinayo in aad fahamto baahiyaha maqaarkaaga iyo xalka ku habboon

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

06/06/2026

Magaalada Jigjiga waxaa si rasmi ah looga bilaabay adeeggii ugu dambeeyay ee beerista timaha (Hair Transplant) kaas oo ay iska kaashadeen xarumaha caanka ah ee Bosphorus Dermatology and Aesthetic Center iyo Amani Skin Care Clinic

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

04/06/2026

Amani Skin Care Clinic waxaan kuu diyaarinay qalabka ugu casrisan ee lagu baaro maqaarka kaas oo kuu sheegaya baahida rasmiga ah ee maqaarkaaga si loo siiyo daawaynta iyo daryeelka ku habboon

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

01/06/2026

Hadii aad ku sugan tahay Jigjiga iyo nawaaxigeeda, uma baahnid inaad u safartid Timo-Beeris!

Anagoo kaashanayna bosphorus dermatology and Aesthetic center waxaan magalada jigjiga idinku keenay Adeega Tima beerista oo heer Caalami ah ay khubaro u leh khibrad dheer una dhashay dalka Turkey ay idinku samaynayaan adeegan.

Diwangalintu way Furan tahay, iska diwaan gali +251925020001, ama nagu soo booqo xaruunteena.

📍kasoo horjeedka Hallka qaryan dhoodan ama Hagarlaawe hotel 2, Dhismaha Al-mahdi jigjiga ethiopia.

29/05/2026

Amani Aesthetic & Skin Care waxaan u taagannahay inaan kugu caawino sidii aad u heli lahayd maqaar nadiif ah dhalaalaya, isla markaana caafimaad qaba Waxaan kuu haynaa Alaabo tayo leh oo si cilmiyaysan loo tijaabiyay sida

​Kiriimyada qorraxda (Sunscreens)
​Nadiifiyayaasha wajiga (Cleansers)
​Kiriimyada qoyaanka (Moisturizers)

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

26/05/2026

EiD Mubarak Macamiishena io dhaMaaan Umada Muslimiinta ah Caafimaad io farxad ku Ciida

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

25/05/2026

Maqaarkaagu waa quruxdaada, daryeelkiisuna waa muhiimadayada

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

24/05/2026

Ha u safrin dibadda adigoo jooga magaalada Jigjiga ayaad ka helaysaa adeeg dhamystiran o damaanad leh

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

23/05/2026

Ma ogtahay in sirta maqaarka dhalaalaya ay ku jirto koobkaaga biyaha

📍kasoo horjeedka Hallka Qoryan Dhoodan, Dhismaha Al-Mahdi Mall, Jigjiga Itoobiya
📞 +251925020001

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

05
Jijiga
2519

Opening Hours

Monday 09:00 - 19:00
Tuesday 09:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 19:00
Friday 09:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 19:00