Small heeth mall
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Small heeth mall, Health/Beauty, Birmingham.
Midigta ku heeysto maalkaaga🌴🌱☘️
Moowlihi ku siiyaan ku moogeeyne🙏🙏
14/08/2021
Bishaaro Bishaaro Reer UK 🇬🇧 gaar ahaan Birmingham waxaan dib u furnay Smallheath Mall oo ka kooban 32 dukaan iyo maqaayad waana labo dabaq kor iyo hoos iyo waliba hool aroosyada ama xafladaha loogu tala galay loona qalabeeyay heer caalami ah
ku so dhawada gacmo furan iyo soo dhaweyn sare ..
Wixii faahfaahin ah kala xariir maamulka shirkada
Yusuf +447821279250
ChefMaryan Barqadle
+447858008422
Xaawo +447956375009
Waa mahadsantihiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Birmingham
B33