Bloom Perfumes & Fragrances

Bloom Perfumes & Fragrances

Share

Bloom Perfumes and Fragrances. Stunning & Luxurious Fragrances that Last up-to 8-12 hours.

Black XS Paco Rabanne Review | Cadar Sweet & Seductive ah oo Ragga Soo Jiita πŸ”₯#jigjiga #perfume 19/03/2026

Black XS Paco Rabanne Review | Cadar Sweet & Seductive ah oo Ragga Soo Jiita πŸ”₯

Black XS Paco Rabanne Review | Cadar Sweet & Seductive ah oo Ragga Soo Jiita πŸ”₯#jigjiga #perfume Dib u eegis cadar oo ku saabsan Black XS Paco Rabanne. Waxaan ka hadleynaa urkiisa sweet spicy ah, waxqabadka, iyo goorta ugu fiican ee la isticmaalo.Haddii ...

14/03/2026

Lacoste Black (Eau de Parfum) Dib u Eegis Af-Somali | Cadar Ragga oo Macaan, Madow & Romantic.

Allure Homme Chanel Sport Review | Cadar Fresh & Sporty ah oo Ragga Jecel yihiin πŸ”₯ #jigjiga #perfume 12/03/2026

Allure Homme Chanel Sport Review | Cadar Fresh & Sporty ah oo Ragga Jecel yihiin πŸ”₯

Allure Homme Chanel Sport Review | Cadar Fresh & Sporty ah oo Ragga Jecel yihiin πŸ”₯ #jigjiga #perfume Dib u eegis cadar oo ku saabsan Allure Homme Chanel Sport (Extrait / Eau Extreme). Waxaan ka hadleynaa urkiisa fresh sporty ah, waxqabadka, iyo munaasabadaha...

212 Sexy Men Review | Cadar Rag Soo Jiidasho Leh πŸ”₯ #cadar #PerfumeReview #jigjiga 11/03/2026

212 Sexy Men Review | Cadar Rag Soo Jiidasho Leh πŸ”₯ #cadar #PerfumeReview #jigjiga Dib u eegis cadarka 212 Sexy Men by Carolina Herrera. Waxaan ka hadleynaa urkiisa, waxqabadkiisa, iyo munaasabadaha ugu habboon. Haddii aad rabto cadar rag s...

212 Sexy Men Review | Cadar Rag Soo Jiidasho Leh πŸ”₯ #cadar #PerfumeReview #jigjiga 11/03/2026

212 Sexy Men Review | Cadar Rag Soo Jiidasho Leh πŸ”₯

212 Sexy Men Review | Cadar Rag Soo Jiidasho Leh πŸ”₯ #cadar #PerfumeReview #jigjiga Dib u eegis cadarka 212 Sexy Men by Carolina Herrera. Waxaan ka hadleynaa urkiisa, waxqabadkiisa, iyo munaasabadaha ugu habboon. Haddii aad rabto cadar rag s...

Coco Chanel Perfume Review Af-Soomaali | Cadar Dumar Classic Ah #somali #perfume #perfumereview 10/03/2026

Coco Chanel Perfume Review Af-Soomaali | Cadar Dumar Classic Ah

Coco Chanel Perfume Review Af-Soomaali | Cadar Dumar Classic Ah #somali #perfume #perfumereview Coco Chanel waa mid ka mid ah cadarada ugu caansan uguna classic-ka badan ee dumarka. Review-gan gaaban waxaan ku eegaynaa carafka, tayada, iyo sababta ay du...

10/03/2026

Coco Chanel Perfume Review Af-Soomaali | Cadar Dumar Classic Ah.
Coco Chanel waa mid ka mid ah cadarada ugu caansan uguna classic-ka badan ee dumarka. Review-gan gaaban waxaan ku eegaynaa carafka, tayada, iyo sababta ay dumarka badan u jecel yihiin.
Coco Chanel waxay leedahay caraf nadiif ah, dumarimo leh, isla markaana soo jiidasho leh oo ku habboon munaasabado gaar ah iyo isticmaal maalinle ah.
Haddii aad jeceshahay cadar tayo sare leh, Coco Chanel waa doorasho aad u fiican.
Waxaad ka heli kartaa cadarada kala duwan Bloom Perfumes & Fragrances
πŸ“ Mabruuka Collections – Bloom Perfumes and Fragrances
πŸ“ Downtown Jigjiga, Ethiopia
πŸ“ž 096 644 4611
La soco channel-ka si aad u hesho perfume reviews iyo cadaro cusub.

Dior Sauvage EDP Review | Cadar Rag Casri ah oo Awood Leh #perfumereview #somaliyoutube #trending 10/03/2026

Si aad u hesho cadarkaaga Bloom Perfumes & Fragrances hadda, fadlan naga soo wac: πŸ“ž 096 644 4611

Ka dooro cadarro tayo sare leh oo leh caraf soo jiidasho leh oo ku habboon ragga iyo dumarka. 🌸✨

πŸ“ Waxaa laga heli karaa:
Mabruuka Collections – Bloom Perfumes & Fragrances
Downtown Jigjiga, kasoo horjeedka Safaricom, kuna xiga Puntland Pharmacy.

Ku soo dhawoow si aad u hesho cadar kuu gaar ah! 🌹

Dior Sauvage EDP Review | Cadar Rag Casri ah oo Awood Leh #perfumereview #somaliyoutube #trending Dior Sauvage EDP Review | Cadar Rag Casri ah oo Awood Leh .Dib u eegis faahfaahsan oo ku saabsan Dior Sauvage Eau de Parfum. Waxaan ka hadleynaa urkiisa, wax...

Dib u Eegista Tom Ford Black Orchid | Cadar Unisex oo Qaas ah #BlackOrchid #TomFordPerfume 10/03/2026

Si aad u hesho cadarkaaga Bloom Perfumes & Fragrances hadda, fadlan naga soo wac: πŸ“ž 096 644 4611

Ka dooro cadarro tayo sare leh oo leh caraf soo jiidasho leh oo ku habboon ragga iyo dumarka. 🌸✨

πŸ“ Waxaa laga heli karaa:
Mabruuka Collections – Bloom Perfumes & Fragrances
Downtown Jigjiga, kasoo horjeedka Safaricom, kuna xiga Puntland Pharmacy.

Ku soo dhawoow si aad u hesho cadar kuu gaar ah! 🌹

Dib u Eegista Tom Ford Black Orchid | Cadar Unisex oo Qaas ah #BlackOrchid #TomFordPerfume Dib u Eegista Tom Ford Black Orchid | Cadar Unisex oo Qaas ah.Ku soo dhawoow dib u eegista Tom Ford Black Orchid! Waxaan falanqeyneynaa udugga gaarka ah, wax...

09/03/2026
09/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Eid Al-Fitr Mubaarak! βœ¨πŸŒ™

Munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed, Bloom Perfumes & Fragrances waxay kuu diyaarisay qiimo-dhimis gaar ah (Eid Discount) si aad ugu dabaaldegto ciidda caraf qurux badan. 🌸

Ka dooro cadarro tayo sare leh oo rag iyo dumarba ku habboon, oo leh caraf soo jiidasho leh oo ku habboon maalmaha ciidda iyo hadiyadaha aad la wadaagto qoyska iyo asxaabta. 🎁

πŸ“ Goobta:
Mabruuka Collections – Bloom Perfumes & Fragrances
Downtown Jigjiga, Ethiopia
(Waxaad ka heli kartaa cadarada Bloom Perfumes & Fragrances tukaanka(Mabruuka Collection_ Bloom Perfumes and Fragrances) oo ku yaalla Jigjiga, Ethiopia, kaas oo ku yaalla kaso horjeedka xafiiska Safaricom, kuna xiga Puntland Pharmacy.
For more please call: +251966444611)

Ku soo dhawoow maanta si aad uga faa’iidaysato Eid Special Discount oo xaddidan!

🌺 Bloom Perfumes & # Fragrances – Caraf kuu gaar ah Ciiddaan.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Bristol?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Bristol
1234