Abdirahman Oday Official

Abdirahman Oday Official

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Oday Official, Health/Beauty, Abdirahman Oday Official, London.

Photos from Abdirahman Oday Official's post 04/06/2022

Ardayda machadka caafimaadka Global Health Science College ayaa maanta waxa ay u fadhiisteen imtixaankii finalka ahaa sanad dugsiyeedka 2021/2022 kuliyadaha kala ah

1.Nursing
2.midwifery
3.laboratory

24/05/2022

Badwayntii dahabiga ahayd widhwidh jano kaalay soo dalxiisnee dhulkii dahabiga ahaa widhwidh Beach💥🌹🌄🌅 Follow Like Share

21/05/2022
Photos from Abdirahman Oday Official's post 20/05/2022

Halkani waa baliga magaalada widhwidh
dhulkeena hooyo kaalay oo ku dalxiis
Pageka follow iyo Like noosaara sida aan meel fiican ugaadhno

Photos from Abdirahman Oday Official's post 20/05/2022

Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa geel
Follow & Like my page

20/05/2022

Ku soo dhawaada pagekayga cusub
Abdirahman Oday Official
Follow & Like
waxan idiin soo gudbin doona muuqalo iyo sawiro qurux badan
warar xaqiiqada ku salaysan iyo barmaamij cajiib ah

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Abdirahman Oday Official
London