warbahinta diinta islaamka

warbahinta diinta islaamka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from warbahinta diinta islaamka, Health/Beauty, travelodge plus 44 townsend Street, Dublin.

01/12/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw u jeedin doona dadka Soomaaliyeed farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalkeenna.waxa qortay Villa Somalia 🇸🇴

20/11/2022

Aayadii qur,aanka ahayd ee lagu furfurtay Koobka Aduunka Ee Dalka Qadar lagu Qabtay iyo tarjumadeeda
يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَى وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ

Macnaha aayadan waa:-
Dadyaw waxaan idinka abuurnay lab iyo dhadig,
waxaana idinka yeelnay shucuub iyo qabiilooyin si aad
isugu aqoonsataan,
Ruuxa ugu sharaf badan Eebbe
agtiisa (maaha inuu cadaan yahay inu qani yahay ee) waa ka idiinku alla ka cabsiga badan,
Eebbana wax walba wuu ogyahay”. Suuratu Al-Xujuraat,
Aayadani waxay munaasab ku ahayd goobtaa waayo waxaa isugu yimid caddaan madaw qani faqiir gaal muslim iyo majuus ( diinlaawe) dad nooc walba leh
Markaa alle agtiisa waxaa qiimo ku leh ka isaga uun ka baqa

Voss

07/11/2022
07/11/2022

M.a

23/10/2022

Walal raac nabigeena scw amaradi rabaniga ahay ee kaka yimi xaga samada rabigaga

18/10/2022

Waa qiso cajib badan wll sii gaar sii walalaha kale ee qeerka jecel

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Dublin?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Travelodge Plus 44 Townsend Street
Dublin
D02DY01