Ayuup kaarlo

Ayuup kaarlo

Condividi

Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Ayuup kaarlo, Salute/bellezza, Milan.

23/02/2023
19/02/2023

Marka ay dhibaato ku soo wajahdo oo maalmahu kugu soo madoobaadaan isla markaana aad ciriiri iyo welwel dareento, haku dul ooyin dadka dhinacyadooda si aad u maciinsato mar haddii aysan culayska kaa qaadi karin, la imaaw salaad oo sujuudda dhexdeeda ku ilmeey adiga oo Rabbigaaga tuugaya ama baryaya, maxaa yeelay ma jiraan wax kale oo kurbada ku haysa kaa feeydi kara ama aad xasillooni ku helayso aan ka aheyn baryada aad Alle (sw) ka dalbato.

Dr Zakir Abdul Karim Naik

19/02/2023

Macalin Tababar oo ka tirsanaa kuliyadda Jaalla siyaad ee militaryga Soomaaliya ayaa loo xukumay la shaqaynta Argagixisada Alshabaab.

Waxa uu sheegtay darajada Gaashaanle Sare laakiin dowladdii Madaxweyne Farmaajo xilligii diiwaan gelinta Ciidamada ayaa loo helay xidig sax ah, waxaana Cadaatay in inta kale uu iska saartay.

Caradii uu ka qaaday kedib waxa uu la xertay Alshabaab, waxaana hay’adaha barista Amniga iyo Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida Ogaadeen In Xidigle CabdiCasiis Xuseen Nuur Musral yahay sarkaal xogaha saraakiisha, ciidanka iyo farsamooyinka kale ee dugsiga la wadaago Alshabaab.

63 jirkan ayay maanta Maxkamadda Ciidamada ku xukuntay 15 sano oo Xabsi Ciidan ah.

06/02/2023

Baaqa Garaadyada Buuhoodle

06/02/2023

Askar ka tirsan Ciidamada Taliska Korneyl Biixi oo ku faanaya xasuuqa Shacabka Laascanood ee magaaladoodi lagu gumaadayo.

Vuoi che la tua azienda sia il Salone Di Bellezza più quotato a Milan?
Clicca qui per richiedere la tua inserzione sponsorizzata.

Digitare

Sito Web

Indirizzo


Milan
20121