Abdifatah yahye/Y Noor
Great
12/01/2022
Wax ka dheh....
Haween wanaagsan qrabo
Hada kahor ayaa waxaa jiray nin bakhiil ah. malin maalmaha kamid ah ayaa asagoo loos cunaayo naagtisa kudhahday caliyow I dhadhansii sxbkaa 1 xabo ayuu siiyey.
qoftaan wuu umacaday hadaba wexey dhahday cali isii bahalka wuu macyahee aan dhadhamiye '''': sxbkaa kulahaa "naga daa dheesha waa isku dhadhan wlh" kakakkkakaka
koo ciyalka xafada kamid ah ayaa hooyadiis liin u dirtay sxbka suuqa markuu kasoo gaday oo uu wadada kuso jiray ayuu taraaraxay kadib liintii wey ka dhacday oo ay ka taraaraxday xarfaanki kulahaa "haye waaba kaseesaan guriga miyaa!" wuu iskaga tagay markuu guriga imaaday ayaa hooyadiisa weydisay aaway liinti?
sxbka kulahaa hooyo wey soo socdaan wadada ayaan uga soo tagay.
kkkk
macalin ayaa ardaydiisa ugu sheekeenayey maalinta qiyaamaha wuxuu kaloo usheegay in dhulka iyo cirka la laalaabaayo dadkana dhimanayan..
cunug yar oo ardayda kamid ah ayaa weydiyey Macalinka wuxu dhahay "macalin maalintaas dugsi majiraa " kkkkkkkk
😆😆😆
Duhur wangsan culumo...
Duhur wangsan culumo...🎈🎈
:- ma jeclaan lahayd in la sameeyo dad u dooda xuquuqda jacaylka?
(Suashaan jawabteda adiga.
aqrinayaa kaa sugayaaaa)
19/10/2021
Follow me plz
Abdifatah yahye/Y Noor Send a message to learn more
Asc aqyaarey page kaan Ayan furty qofkii follow,like, comment kasugayaa.
Abdifatah yahye/Y Noor Send a message to learn more
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
11
Eastleigh
ZIP