Al HIKMA HERBS
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al HIKMA HERBS, Health/Beauty, Eastleigh, Nairobi.
XARUNTA ALHIKMA ILAAHAY FADLIGIISA WAXAY IDIN XAQIIJINEESAA CUDURADA HALISTA AH SIDA DHIIGKARKA IYO SONKORTA MUDO 4-6 BILOOD QOFKA INUU KAGA BOGSANAYO CUDURADAASI TAASNA WAA ILAAHAY FADLIGIISA
As wr wb asxaabta ku xiran alhikma herbs waxaan idinku bishaareeneena iney xarunta idin keentay dawada xoojisa raga taas oo kaacawineso iney kusiiso Hami badan Adkaansho Awood badan Waqti kugu filan
Malaha hooldagdag. Malaha madax xanuun. Malaha wadna garaac. Waa dawo kadhigeeso jaceelkada mid leh xasuus iyo waqti wacan hadaba hadaad daneeneso waxaad nagala soo xariiri kartaan xarunta alhikma herbs ama WhatsApp number ka +254720629475
23/11/2021
XANUUN KA GALAHA
SOMHAN WAXAY UFIICANTAHAY CALOOLFADHIGA IYO DIBIRYADA
KISH POWDER TEA WAA BUDO SHAAH AH WAXAYNA UFIICANTAHAY GAASKA JIR HURKA BARARKA JIRKA
08/10/2021
Gaaska jir hurka iyo bararka lugaha waxa dawo u ah caleenta shahiga kish powder tea
06/10/2021
CALEENTAN WAXAY UFIICANTAHAY DADKA LADHIBAN GASTARIGA IYO JIR HURKA BARARKA JIRKA JIR XANUUN KA IYO INFEKSHANKA
14/05/2021
https://youtu.be/vLhxbBxc5X malabka somhan waxa uu ufiicanyahay dadka bukaan socodka ah iyo dadka xanuunada lanool sida
-macaanka
-dhigkarka
-kiliyaha
-wadna xanuunka
-khanjirada
-qunfuca
-neefturk
-dhiigyarida
-hurdo la aanta iyo cudurada ku dhiiga iyo dheefshiidka waxa uu kobciyaa difaaca jirka
Bal nala dhageso bukaan isticmalay malabka somhan uu ilahay subxanahu watacaalaa cifimad ugu daray
MALABKA SOMHAN WAXA LAGU DAWEYAA KILIYAHA FADHIISTA WAXA UU UFIICANYAHAY DIFAACA JIRKA IYO KILIYAHA
AS WR WB. dhamaan walaalaha somaliyed waxaan idinku bishaarenaya xarunta alhikma herbal in ay idin hayso dawooyin wax tar iyo intifaac uleh bukaanka.
Dawooyinka aad kaheli kartaan waxaa kamid ah
-dawada macaanka
-dawada dhiig karka
-dawada Istarooga
-dawada karistoroolka. (Cholesterol)
-dawada kiliyaha nadifisa
-dawada wadna garaaca
-dawada bawaasiirta
-dawada cadada saxda
-dawada cayilka goosa
-dawad dhagaxa kasaarta kiliyaha iyo ximitida
-dawada neerfaha
-dawada kordhisa difaaca jirka
-dawada raga xoojisa
-dawada wajiga iyo jirka miinta kasaarta
-dawada xoojisa difaaca jirka.
-dawada nadiifisa dhiiga kiliyaha beerka sambabaha waxay na dhistaa lafaha murqaha waxay na furtaa duleelada maqaarka iyo xididada waxayna dheeli tir iyo awood siisaa unugyada jirka waxayna jirka kadifaacdaa feerisyada Dilaaga ah waxay kobcisaa dhiiga waxayna kasaartaa dhiiga wasaqda sida subaga iyo xinjiraha mudo halbil guda hooda Fadlan waxaad inalaga soo xariiri kartaan xarunta doctor jeelle ee kutala magalada muqdisho aaga gaarka misaajidka sheekh Ali suufi ee kaasa balbalaari waxaad kala xariiri kartaan telephone numbarada kala ah
Dr.jelle Herbal Medicine.
No:0615111877- 0612023966
061 5542783. Faadumo
Hadaba Xarunta waxay kutaalaa magalada Nairobi waxii faahfaahin dheerad ah waxaad nagala soo xariiri kartaa WhatsApp ka number ka +254 792 930545
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Eastleigh
Nairobi