iqro cubeyd
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from iqro cubeyd, Health/Beauty, Eastleigh, Nairobi.
☘️اللهم صل🌹☘️🌾 وسلم🌾🌹☘️ وبارك 🌹🌾☘️ علي سيدنا☘️ وحبيبنا🌹🌾☘️ محمد عدد ما ذكره الذاكرون🌹🌾☘️ وغفل عن ذكره الغافلون🌹🌾☘️ عدد ما كان🌹🌾☘️ وعدد ما يكون 🌹🌾🍀وعدد الحركات والسكون🌹☘️🌾 صلاة تنحل بها العقد🌹☘️🌾 وتنفرج بها الكرب🌹🌾☘️ وتقضي بها الحوائج🌹☘️🌾 وتنال بها الرغائب 🌹🌾☘️ وعلي آله وصحبه الطيبين الطاهرين أجمعين يارب العالمين🌹🌿🌾 اللهم أمين 🌹🌾☘️ اللهم صل وسلم🌾🌺🍀 وبارك على سيدنا محمد🌹☘️🌾 وعلى اله وصحبه اجمعين🌹🌿🍀🌾🌺🌴🍀🌾،🌹
⏰CABIRKA NOLOSA🌏
Waxaa cabiray ama aan
qiyasay qaabka ay noloshu usocoto🌏
Waxaa iso baxday inay tahay sida dabaq dheer aan wiish lahayn 🏬
aadna usocotid barxadisa kore Waa hubaal ah jaranjarta ayaa k**i rafadaysa xaga sare waxa tagysa adigo naf ah🧎♂️
lkn wax jogtaa halki aad rabtay ama uu
safarkadu ku ekaa 🕺🏻
xaga hoose marka eegto waxad arkaysa dadki kula yaabana 🤥
marka lahayd dabaqaan ayaan fulayaa xaga sare ayaa tagaya adigo og inuu fogyahy 🏃🏻♂️
nin walan ayaa ula ekeed iyaga lkn adigana hada ayay kula egyihin dad walan😀😀
wayo waxa ilowaysa daalki aad
somartay 🤣
waxad isledahy meshu maba adke may xagan imadan 🤷♂️
wayo mesha waa layd macan bilaa buuq
qaylo majidho
wadna raxysan👌👌
Tusaale kale shaqoyinka ay dadku qabtaan midba mida ay ka fa,idada yartahy way kadad badantahy
ama ka jaam
badantahy🗣️
tusaale dadka wadada ama lamiga wax ku ibiya iyo kuwa tukamada yaa jam jam ama cariri badan xaga dadka 👯♂️
hadana kuwa tukamada iyo kuwa ganacsiyada wawayn leh
ayaa cariri badan 👨👨👧👧
dabcan kuwa tukaamada ok hadaba madaba halka sare aanay cariri lahayn maxa
inagu haya ⁉️
meshaan
wasaqda buuqa saxmada
iyo caririga ah🕰️
waxa laga yaba inaad jawabta gran wayso waana qasab inaad su,aashan naftada waydiso⁉️
whay iydo raaxo ujeed ay rafaad udoranaysaa 🤷♂️
anaa garanaya jawabtu waa raaxada rafaad baa kahoreeya🔐🔓
lkn hal su,aal adigu iswaydi hadaba waan rafadaya oo dadal iima yara lkn rafadku mayahay mid ay raaxo kadambyn doonto oo hiigsi maleyahy ⁉️‼️
majirta meel uu ku egyahy safarkayga rafaadkaa⁉️
WAA SU,AASHA KALIA EE AYNAAN WAYDIN NAFTEENA🎤⏰💵
26/10/2023
12/10/2023
Daganaan naxariis walwal la'aan 💖
☘qalbikoo kuudago intaba waxaa lagahelaa ☘Tasbiixda iyo Saliga nibi muhamed (scw)❣
☘Oolabadiyo iyo qurankuu joogto loo aqriya
Intaasba hadaa heeysan waxa kaamaqan waa tasbixda iyo Quran aqrinta.
05/10/2023
Gabadh aana calan udabaaldagin
Mid qabiil iyo mid qaranba
Oo qoraalada iyo heesaha story-da dadka wax soo saarto kor uun kalasocdo 🤣
Oo wiligood hanbalyo maalinteena
Soodhihin sideeydoo kale waaniisalaamay
Page waa cusubyahy like dhaha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Eastleigh
Nairobi