Maan-wadaag media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maan-wadaag media, Health/Beauty, Nairobi.
03/02/2026
Ma la odhan karaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu ahaa hoggaamiye dulqaad badan oo indheer-garad ah, maaddaama uu marti-gelin jiray mucaarad ka hub & ciidan badan kuwa maanta Xasan kasoo horjeeda.
Dib u xasuuso Madaxweyne Deni & Axmed Madoobe, waxay xilligii doorashada Xamar lasoo galeen ciidan iyo cudud ka badan tan maanta loo diiday, waliba markaas waxaa u sacabba tumayey mucaaradkii uu hoggaaminayey Xasan Sheekh.
Madaxweyne Farmaajo xilligiisii sow lama odhan karo in Soomaaliya uu ka badbaadiyay colaad sokeeye oo dalka loo diyaariyay, heer la gaadhay in ciidamadii furimihii laga soo saaro, iyadii geel lagu xardhay xusuusaha burburkii 1991 maalin walba Muqdisho looga qalayey.
02/02/2026
His excellence hamse abdi barre oo latashanaayo dadka siyaasada ku matalayay.
Sawirka waxaa kamuuqda wax garadkii darood dhamaan iyo raisulware dalka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Nairobi
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Maan-wadaag media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.