Qalbi love

Qalbi love

Share

Kenya

Photos from Qalbi love's post 29/07/2024

Mashallaah: Aniisa Cabdi oo 14 jir ah ayaa kaalinta koowaad ugashay tartanka Qur'aanka kariimka 30ka Juz oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Waxaa la guddoonsiiyey Baabuurkan qaaliga ah oo ah 2024 Toyota RAV4

03/06/2024

Welcome to ufuraw

09/09/2023
07/07/2023

Single mother illeen waa Garoob af-English ah midba ikhiyaami rabtey ..๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ

17/04/2023

Sheeko wiik Iyo awoowgiis
Awoowgi: awoowe macalinkii dugsiga soosocdรฉ maantana dugsi ma,aadinee kac dhuumo wiilka waa xanuunsanyahy ayaa dhahaa
Wiilkii: awoowe kac dhuumo ani mar horaa fasax sooqaatey waxaana dhahay awรณwahey ayaa dhintey ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

16/04/2023

Fariintayda gabadhaha ayey saaka si Toos ah ugu socotaa Intaan iga qaado ina adeer๐Ÿ˜Š

1- Noqo gabar adag oo aanan qofna ku tiirsanaanin mar waliba Noloshaada dhiso oo wax qabso oo shaqayso.

2- Hadaad waxbarasho ku jirtid ku dadaal waxbarashada oo isku day inaad Noqoto dadka ugu sar sareeya meesha aad wax ka barato.

3- Qofkaan ku rabin ama dan aanan kaa lahayn ha ku qasbin Noloshaada oo ha kadaba cararin sharafkaaga ilaasho.

4- Qofna qalbigiisa ha dhaawicin qof aadan si dhab ah u rabina been ha u sheegin.

5- Xirfad baro oo aad ku shaqaysan karto sida cilaan saarka, cunta karinta iyo waxyaaba kale oo badan oo Noloshaada dhisi kara.

6- Hadaad tahay marwo la qabo reerkaaga masuuliyad iska saar qof adagna iska dhig ilmahaaga iyo odeygaagaba quruxso.

7- Nin waliba Noloshaada haku aaminin gabarey sharaftaada iyo sumcadaada ilaasho, jacaylku yuusan ku indha tirin iyo kalsoonida beenta ee rageena qaar gabdhaha ay ku sasabtaan...!!

-Sharafta qoyskaaga iyo taadaba adigaa ilaashan karo, Nina hakula kulmin meel gooni ah, waa isjecelnahay iyo waaan ku kalsoonahay iska ilaaw ragga qaar waa bahalo sow ma arkin waxa muuqaal baraha bulshada wareegaya Taxadarkaada badi.

8- I aamin haday maalmaha kugu xunyihiin dhawaanahan way isbadali doonaan wayna laa farxin doonaan Maalmaha nagu soo aadan.

9- Taleefonkaaga haku qaadan sawir ama Muuqaal aad iska duubtay adigoo aysam cawradaada asturnayn Telka wuu kaa dhumi karaa, qof baad u dhiibi kartaa waa lagaa dirsan karaa, iska ilaaliya Snapka aad iska duubaysan Muuqaaladiina idinkoonan asturnayn waa lagaa jabsan karaa.

10- Waalidiintaada haday kuu Noolyihiin ka faaideyso oo ka duceyso oo Noqo gabar baariyad ah.

11- Jadwal u samayso Noloshaada oo Noqo qof ku socda jadwal u qoran asaga.

12- Maalinkaaga yeysan dhamaanin adigoonan xusin Eebe wayne oo badi akhrinta quraanka iyo adkaartaba.

13- Xanta, beenta iyo khiyaanadaba waa howl Munaafiq iska ilaali oo ha caadeysan.

03/04/2023

Soonka waxan ku jeclahay xaar dhan maku qabanayo ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

02/04/2023

Waxay iga BlocktaY what's up Facebook
si ayna codkyga umaqalin
anigana masjid gurigooda U dhaw ayan imam
kanoqday
Kuxumeyn lee๐Ÿ˜

02/04/2023

Rabiyoow nasoo qabooji
Wllhi dulqaadki ayaa naga dhamaaday soon iyo kuleyl ayan isku darsanay๐ŸŒ™& โ˜€๏ธ ๐ŸŒค

01/04/2023

Oday reer badiye ah aya u Soo safary magalada bil ramadan welina ramadanka ma usan u so safrin magalada habeenkii buu suuqa tagay islamarkaana masajid lagu tukanayo ayu arkay cishaha buu is yiri kuso tuko yuusan ku dhafine

Masaajidkii buu jamaaca la xirtay ileen tarawiix baa la tukanaye odeygii isagoo yabsan buu dhameystay salaaddii masaajidkii marka uu ka sobaxay ayuu arkay 3 sadex odey o is wareesanaya mid baa yiri

War sicir barar baa dhacay ee sonkortii imisad ku ogeyden

Mid baa u jawabay markasuu yiri 20 doolar

Hadaba hada 40 ayey mareysa

Markaas buu intuu kuso dhex dhacay odeygii reer badiyaha aha odayashii is wareesanayay ayuu yiri

War saladii cishaha imiso rakaco ayaad ku ogeydeen

Markas beey odayashii o yabsan ku jawaben "dee 4 rakaco.;

Markas buu odaygii yiri hadda 23 rakaco ayey mareysa ,

kulaha wax kastiba wey kaceen hahaha ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

30/03/2023

Fa,idoyinka laga helayo 4xaaslaha โ˜บ
1: risiqa oo idin bata .
2 : wajibadka xajiga oo ka yarada .
3: inta malin iyo habeyn uu xajiga ka maqan yhay oo aad nasatid .๐Ÿคช
4: inta uu xajiga maqan yhay oo aad ka faa,ideysatid ; yacni ad wax baratid ama aad shaqeysatid .๐Ÿ˜”
5 : inta uu xajiga ka maqan yhay oo aad biilka meel dhigatid ama waxyabo kle aaad ku qabsatid .๐Ÿค”
6 : xajigaga oo ad isku xistan . ๐Ÿ™ˆ๐Ÿ™ˆ๐Ÿ™ˆ๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜€
Afar xaaslaha Halaga faaideysto
Yaa la iloowin jaaw jaaw ๐Ÿƒ๐Ÿƒ๐Ÿƒ

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nakuru?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Issa Ali
Nakuru

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalbi love posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Nakuru.