DJ WAYO ARAG
Kasoo jeeda soomali wayn
Hargeysa jigjiga mogadisho garisa djbouti
22/08/2024
Nabsigu magaboobo marbuu kugaadaye gaalay garabkayga gacan isii maanta,,,👈
05/07/2024
JigJiga waxaa horey uso maamulay koox aad u awood badnayd oo inta badan qaraabo iyo ilma adeer ahaa waxay galeen godob nooc walba ah lakin mayna mahadinin oo maanta dibad joog ayay ka yihiin, waxay tusaale uyihiin dhamaadka mid walboo awood isbiday Fiicnaan lahaydaa in lagu cibro qaato.
Jumca wanaagsan.
W/q Ibrahin Abdikadir
24/06/2024
Long life insha Allah 🌍
04/06/2024
Dunidii siday tahay maxaa dumay maxaa nool😎
14/04/2024
Asc
Tani waa balqiis waaa gabdh udhalatay dalka libya oon kula kulmay xuduudka chad iyo libya iyadoo habow ah alxm hada waxaan uhelay ehelkeediii🙏
29/03/2024
Asc
Ramadaan kariim
Follow
25/02/2024
Guulayso md Xasan sheikh Maxamuud 🤝
2024
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Iskaa
Tripoli
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |