Zamzam simann official
TIMAHAGA XAL DHAN MA U WEYSAY MANTA KUGU DANBEYSO TIMO AAD KA FIKIRTO HEL XAL WAARA OO
LA XIRIIR MBZ ORGANIC PRODUCTS
📍TOWFIIQ 0614412285
📍TALEEX 0616109752
16/09/2026
Mbz organic products daryeelka timaha oo ku saleysan xaqiiq dhab ah..nagala soo xiriir 0616109752
Asxabtayda follow soo dhaha👇
Hadii family tahay ama shaqsi caruur iyo dadka wawayn waan u sameeynaa nafaqeynta timaha bil gudahooda ku helaysaa before iyo after h**e usoo gaar
12/09/2026
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan marti qaadnay Zamzam Hassan Muuse, oo ah Doctor, Entrepreneur & Co-founder at MBZ Organic Products, oo noqon doonta martida barnaamijkeenna "Breaking Barriers, Amplifying Voices: The Future of Somali Women".
Kalfadhigan waxaan diiradda ku saari doonnaa xiriirka ka dhexeeya caafimaadka, ganacsiga gaarka ah, iyo sidii haweenka Soomaaliyeed loogu dhiirrigelin lahaa inay hal-abuur iyo ganacsi ku yeeshaan bulshada dhexdeeda.
📅 Taariikhda: September 17 | 3:00 PM
📍 Goobta: Hodan Hospital
Ku soo dhowaada kalfadhigan muhiimka ah!
Dhaqtar caruutada u wangsan Manta booqo
Timahaga iney kuu baxaan iska dhaafee kuwaaga h**e ayaa weyneysaa😭 Balan qabso nagala soo xiriir Taleex 252616109752 Ama 0614412285 Towfiiq
Riyada aan dhisnay 7 sano ka hor alhamdullilah manta waxan haysaa macamil noo duceyso # nagu kalsoon iyo waxsoor tayo sare leh..
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Triq Ix-xwieni
Marsa
MRS1065
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |