Wax ka baro dunida

Wax ka baro dunida

Del

Kontaktinformasjon, kart og veibeskrivelse, kontaktskjema, åpningstider, tjenester, stjerner, bilder, videoer og kunngjøringer fra Wax ka baro dunida, Helse/skjønnhet, mohamedmuhumed7890@gmail. com, Bergen.

19/02/2016

Car wakaaye Qosolka isku celi

Jeekeey iyo dhaanto Maxaa kala haysta

15/02/2016

Ree Godey gacalo xasuusta magalada yayna idinka bixin

Photos 27/01/2016

Maxaad u taqaan meesha ay waxaraha Ku jiran magacooda soo qor

Photos 25/01/2016

Maxaad u taqaan midhahan goormaa se kuugu dambaysay

Photos 22/01/2016
02/01/2016

Wiil soomaliyeed oo tartanka barafka ka qayb qaadanayo Maxaad ka dhihi lahayd Heerka ay somalida gaadhay maanta dal iyo dibadba

26/12/2015

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhuu Dhamaan asxaabta salaan sare oo qaali ah iga gudooma salaan kadib waxan rabaa inaan qormo yar idinla wadaago Middaas oo ah inaanan xaqiiqda iyo caqqidada dhab ta ah ee jirta aanan ka leexanin Iyadoo dariiqa toosan la arkana aanan mid qolooca la marin maanta hadii lagu dhaho wiilkaada Ama gabadhada aad dhashay Xaflad dhalasho udhig wxad odhan Waa xaaraan diinta ma ogola Lkn dhalashadii nabiga Scw NNKH waad xusaysaan sideey middaa Ku dhacday marka

Ma idinla qumantahay in mowliidka la xuso marka jawaabtu Waa xagiina

Waad mahadsantihiin

Vil du plassere din bedrift på toppen av Skjønnhetssalong-listen i Bergen?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Nettsted

Adresse


Mohamedmuhumed7890@gmail. Com
Bergen
7890